Borama University

Borama University Kusoo dhawoow Hoyga Aqoonta Jaamacadda Borama

Jaamacadda Borama Waxa ay Fursad Sinaysa Dhalinyarada ay ku bartaan cilmiga Hogaaminta iyo Maamulka taasi oo si Free ah ...
25/09/2026

Jaamacadda Borama Waxa ay Fursad Sinaysa Dhalinyarada ay ku bartaan cilmiga Hogaaminta iyo Maamulka taasi oo si Free ah Jaamacaddu ugu deeqayso Dhalinyarada , dhawaan ayaan soo shaacin doonaa faahfaahinta barnaamijka, shuruudaha ka qaybgalka iyo waqtiga uu bilaabanayo.

📍 Goobta: Campus-ka Jaamacadda Borama iyo Hargeysa
Halkan uga Yeedh oo Qof aad jeceshahy in uu ka Faaidaysto Fursadan

Jumca Mubaarak 🌙🤍Aynu badinno saliga Nabiga ﷺ, Allaha inaga Aqbalo ducoyinkeena
25/09/2026

Jumca Mubaarak 🌙🤍
Aynu badinno saliga Nabiga ď·ş, Allaha inaga Aqbalo ducoyinkeena

Borama University proudly celebrates the dedication, research, and academic achievements of its students as they present...
24/09/2026

Borama University proudly celebrates the dedication, research, and academic achievements of its students as they present and defend their research work.

24/09/2026

Borama University proudly celebrates the dedication, research, and academic achievements of its students as they present and defend their research work.

🎓 OGEYSIIS MUHIIM AH — MASTER’S SCHOLARSHIPDhammaan ardaydii sannadkan nala soo xiriirtay ee wax naga waydiisay Deeqda W...
22/09/2026

🎓 OGEYSIIS MUHIIM AH — MASTER’S SCHOLARSHIP

Dhammaan ardaydii sannadkan nala soo xiriirtay ee wax naga waydiisay Deeqda Waxbarasho ee Master’s Programs, waxaan ku wargelinaynaa in qabadashada codsiyada Scholarship-ka la furayo Sabtida, 26-ka September 2026.

📌 Arday kasta waxaa laga codsanayaa inuu h**e u sii diyaarsado dhammaan Documents-kiisa, si uu codsigiisa ugu gudbiyo waqtiga loogu talagalay.

đź“… Application-ka wuxuu furmayaa: Sabti, 26 September 2026

La Wadaag Arday walba oo Xiisaynya

21/09/2026

Ardaykale oo soo dhaweyay jaamacada iyo maamulka jamacada

21/09/2026

Arday ka mida ardayda samadkan sagashay jaamacada

20/09/2026

Qaarka mida Ardayda Cusub ee Sanadkan oo ka warbixiyay doorashada iyo jaamacada soona dhaweeyay

20/09/2026

🎯Ku soo dhawaw Jaamacadda Borama hada iska diwaangali xarumaha kala duwan ee jaamacadda .
Jaamacadda Borama ( Hoyga Aqoonta )
Nagala Soo Xirir :+25263839002

🎓 Welcome to Borama University!Explore our Bachelor’s & Master’s Degree Programs and take the next step toward your acad...
19/09/2026

🎓 Welcome to Borama University!

Explore our Bachelor’s & Master’s Degree Programs and take the next step toward your academic and professional future.

Welcome to your future. Welcome to Borama University.

Address

Sh Ali , Faaraxyo
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Borama University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Borama University:

Shortcuts

Share