Bilaal FX Academy

Bilaal FX  Academy Forex professional Trader

AUDCAD SELL  4H CHART. Usbuucan lacagtan ayaan ka faaidaysanaynaa  ilaa 240 pips oo fursad ah ayaa kujirta.
12/03/2023

AUDCAD SELL 4H CHART. Usbuucan lacagtan ayaan ka faaidaysanaynaa ilaa 240 pips oo fursad ah ayaa kujirta.

Asc habeen wanaagsan wanaagsan walaalayaal.Haddii aad haysato account real ah  waxaad isha ku haysataa  lacagtan  oon wa...
04/03/2023

Asc habeen wanaagsan wanaagsan walaalayaal.Haddii aad haysato account real ah waxaad isha ku haysataa lacagtan oon waxbadan kaa tusidoona high time frame to lower time frame(1month,1week,1Day,4h,1h,30min.)Ila daawo sida aan ujiheeyo lacagtan AUDNZD oo ilaa 400pips aan ka heli karno hadaan lasocono kolba waxa ay samaynayso . anoo sawir adeegsanaya ila soco walaalo.

Telegram contact:https://t.me/BilaalForexTrader

Lacagtan ayaa bisil maanta oon ka shaqaysanaynaa AUDJPY  waanan buy gareynay ma dhawayto..
23/02/2023

Lacagtan ayaa bisil maanta oon ka shaqaysanaynaa AUDJPY waanan buy gareynay ma dhawayto..

Suuqa Forex kashaqaysta  inta aad qabiil ama siyaasad aad ka sheekaynaysaan..
22/02/2023

Suuqa Forex kashaqaysta inta aad qabiil ama siyaasad aad ka sheekaynaysaan..

USDJPY  waxaan uga faaidaysan doonaa Fursad SELL ah.si qurux badan ayey isku diyaarisay lacagtani.Free telegram:https://...
22/02/2023

USDJPY waxaan uga faaidaysan doonaa Fursad SELL ah.si qurux badan ayey isku diyaarisay lacagtani.
Free telegram:https://t.me/BilaalForexTrader

Lacagaha la rajaynayo   ilaa bari in ay dhaqaaq fiican samayn doonaan.Ka faaidayso haddii aad  tahay shakhsi suuqan ka s...
20/02/2023

Lacagaha la rajaynayo ilaa bari in ay dhaqaaq fiican samayn doonaan.Ka faaidayso haddii aad tahay shakhsi suuqan ka shaqaysta.insha allah..
Free telegram: https://t.me/BilaalForexTrader

Halkan waxaan kusoo bandhigayaa saadaalin aan ku sameeyey lacagta EURUSD.Waxaan maanta galabtii idinla wadaagay in ay la...
09/02/2023

Halkan waxaan kusoo bandhigayaa saadaalin aan ku sameeyey lacagta EURUSD.Waxaan maanta galabtii idinla wadaagay in ay lacagtani qiimo dhici doonto oo ay sell aadi doonto.kadibay waxaa rumoobay sidii aan horey usii sheegay lacagtiina way daadatay waxay inoo dhaqaaqday ilaa 67pips..

EURUSD SELL 30MIN CHART.Lacagtan ayaan maanta beerka ka qaraaci doona..iyada oo kaliya ayaa kaa badane isha ku hayso.Fre...
09/02/2023

EURUSD SELL 30MIN CHART.Lacagtan ayaan maanta beerka ka qaraaci doona..iyada oo kaliya ayaa kaa badane isha ku hayso.

Free telegram:https://t.me/BilaalForexTrader

lacagaha usbuucan ugu structure ka quruxda badan leh ee aad kashaqaysan kartaan  waxa waaye AUDJPY SELL 1H Chart iyo NZD...
05/02/2023

lacagaha usbuucan ugu structure ka quruxda badan leh ee aad kashaqaysan kartaan waxa waaye AUDJPY SELL 1H Chart iyo NZDJPY SELL 1H CHART.

FREE Telegram:
https://t.me/BilaalForexTrader.

EURNZD SELL 1 H CHART
21/12/2022

EURNZD SELL 1 H CHART

Address

Rays Hotel Street
Borama
00252

Telephone

+252634458414

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilaal FX Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Bilaal FX Academy:

Shortcuts

Share

Category