Duwaan galintu ilaahada way socotaa
Shaqaduna sabtida ayay si dardarleh uga bilaabmi doontaa insha Alaah.
Axmed Guray primary and intermediate school Borama
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Axmed Guray primary and intermediate school Borama, School, Borama.
27/07/2022
DUgsiga H/DHEXE ee Axmed-Guray waxa uu koonfur ka xigaa Kaalinta Fadan fuel station ee Jarka.
22/07/2022
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Dhaman bulsho waynta ku dhaqan magalada Borama wxaa lagu wargelinaya in ay socoto is diwaan gelinta dugsiga hose dhexe ee Ahmed Guray primary and intermediate school Borama wxay is diwan gelintu kasocotaa xarunta school ka wxii faah-faahin ah kala xidhiidhi numberka hoose ku xusan 063-4457825
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Borama
01