Nature of Somaliland

Nature of Somaliland Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nature of Somaliland, Education Website, Borama.

23/10/2023

A genius is not born, but is educated and trained

Laszlo Polgar

27/09/2023

Feeling.....
to see our work had been published

04/08/2023

HOOS UDHACA KALA DUWANAASHA NOOLEEDKA
(BIODIVERSITY LOST)
Kala duwanaasha nooleedka waxa ay culumad ku xeel dheeri ku macnaysaa kala duwanaasha noolaha dhulka oogadiisa ku nool taas oo ah kala duwanaashaha ka dheexay noolayaash guud iyo kala duwanaashaha ka dhexeeya noole gaar ah taas oo tilmaamaysa caafimaad qabka deegaanka iyo dabeecada.
Waxaa muuqata hoos udhac wayn oo ku yimid kala duwanaasha noolaha dunida oo dhan taas oo keentay hoos udhac kuyimid waxsoosaar, cunada iyo caafimaadka, cimilada iyo biyaha. Sigar ah marka aynu u eegno deeganla ay Somaalidu dagto oo ah geeska Africa waxaa lagu tiriyaa meelaha saamayntaa ugu wayni ay ka muuqato waxaana lagu sababeeyaa deegaan cimileedka dhulkaasi oo ah dhul intiisa badani qalalantahay taas oo sii koradhay markii roobabkii yaraadeena. Tusale: marka aad dib u raacdo sheekooyinka dadka waaway waxa aad ka helaysaa sidii xoola dhaqatada soomaalidu ugu noolayeen qadhaabka iyo ugaadha maantana warkeeda daa.
Cilmi baadhis badan oo lagu sameeyay saamaynta mawduucani ku leedahay dunida ayaa waxa ay cadaynaysaa in hoos udhaca kaladuwanaasha nooluhu saamayn toos ah ku leedahay Gaajada, Faqriga, Cimilada, Biyaha, deegaanka, Horumarka, Dhaqaalaha, Amniga iyo xidhiidka bulshada.
Furaha hoos udhaca kala duwanaashaha noolaha dunida waxaa kow ka ah xaalufinta deeganada, beerista xaddhaafka ah, warshadaha, qashinka aadamuhu soo saaro oo ay bacdu ugu badantahay, hadaaga suntan hubka, xaalufinta bada, macdanaysiga, qodista ceelasha shidaalka, qiiqa gaadiidka iyo makiimaddah ku shaqeeya shidaalka, magaalaynta iyo deegamaynta dulka kala duwanaashihiisu sareeyo.
Jamciyada quruumaha aduunka, Midawga yurun iyo wadamada horay u maray aad aay u danaynayaan hoos udhigida hoos udhaca kala duwanaashaha noolaha sida ku cad siyaasadahooda iyo qorshayaashooda, laakiin waxa aad u sii dhimanaysaa kala duwanaasha noolah wadamada dhaqaalahoodu liito oo wali la tacaalaya waxyaaba kale oo iyage uga muhiimsan. ..............................

https://zookeys.pensoft.net/article/101908/
30/05/2023

https://zookeys.pensoft.net/article/101908/

Entyposis frici Bezděk & Sehnal, sp. nov., from Somaliland is described and relevant diagnostic characters are illustrated. The new species is compared with the morphologically closely similar Entyposis Kolbe, 1894 species. An updated checklist and an identification key to northeastern African ...

Some birds eating sugar
08/08/2021

Some birds eating sugar

11/10/2019
03/08/2019

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nature of Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share