مركز خالدة حسين لتحفيظ القرءان مع التجويد والعلوم الإسلامية وتربية الأولاد

  • Home
  • Somalia
  • Borama
  • مركز خالدة حسين لتحفيظ القرءان مع التجويد والعلوم الإسلامية وتربية الأولاد

مركز خالدة حسين لتحفيظ القرءان مع التجويد والعلوم الإسلامية وتربية الأولاد page kan wuxu ku howlanyahay sidii kitaabka Alle S.W. kor loogu qaadi lahaa iyo in la soo saaro da' yar xambaarsan kalaamka Alle.

05/12/2025

Wargalin: Waxa Waalidiinta Markaska lagu wargalinayaa in barrito Sabtida markasku fasax yahay Xaaladda Amni ee jirta Awgeed

Qaybta 6aad: Sawirrada Waalidiinta Markaska
07/11/2025

Qaybta 6aad: Sawirrada Waalidiinta Markaska

Qaybta 4aad: Sawirrada Ardaydii qaybta ka ahayd barnaamijka xafladda
06/11/2025

Qaybta 4aad: Sawirrada Ardaydii qaybta ka ahayd barnaamijka xafladda

Qaybta 3aad: Sawirrada guddoonsiinta shahaadooyinka  Ardayda dhamaysay quraanka
06/11/2025

Qaybta 3aad: Sawirrada guddoonsiinta shahaadooyinka Ardayda dhamaysay quraanka

Qaybta 2aad: Sawirrada badh ka mida Ardsyda dhamaysay quraanka
05/11/2025

Qaybta 2aad: Sawirrada badh ka mida Ardsyda dhamaysay quraanka

05/11/2025

Muuqaalkii guud ee Xafladdii maanta

Qaybta 1aad sawirrada: Mudanta iyo marti sharafta ka soo qayb gashay xafladda markaska khaalida xusseen
05/11/2025

Qaybta 1aad sawirrada: Mudanta iyo marti sharafta ka soo qayb gashay xafladda markaska khaalida xusseen

Madasha loo diyaariyay xafladda dufcadda 4aad ee markaska [sawirro]
04/11/2025

Madasha loo diyaariyay xafladda dufcadda 4aad ee markaska [sawirro]

04/11/2025

Madasha loo diyaariyay xafladda qalin-badalka dufcadda 4aad ee markaska khaalida xusseen

12/08/2025
06/05/2025

Markas khaalida Xusseen waxa uu ku wargalinayaa waalidiinta jecel inay xifdiyaan ubadkoodu quraanka kariimka ah in ay qaadan doonto fasal xifti ah oo xerays ah labada gallinba kaas oo tiradoodu dhantahay 20 arday casharadu waxay ku bixi doonaan offline kaliya diiwaangalintu waxay ka socotaa xafiiska markazka waxana ay ku eegtahay 01/06/2025 waafaqsan 04/12/1446
Fadlan h**e ugaadh inta aanay kaa buuxsamin
ciddii faahfaahin ubaahan waxay nagala soo xidhiidhi kartaa lambaradan hoos ku xusan
063-3327222/063-4077349/065-4454277

Address

Borama

Opening Hours

Monday 05:45 - 18:05
Tuesday 05:45 - 18:05
Wednesday 05:45 - 18:05
Thursday 14:00 - 17:20
Saturday 05:45 - 18:05
Sunday 05:45 - 18:05

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز خالدة حسين لتحفيظ القرءان مع التجويد والعلوم الإسلامية وتربية الأولاد posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category