Boorama: Urur siyaasadeedka Hilaac ayaa bilaabay diwaangalinta taageerayaasha Ururka sida uu sheegay Gudoomiyaha Ururka Hilaac ee Gobolka Awdal Mohamoud Warsame Ruush .
Ridwaan Habane
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ridwaan Habane, Personal coach, Borama.
13/09/2022
Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Hillaac prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ku sugan magaalada Boorama ee gobolka Awdal oo maalinta barri ah uu ka furmi doona shirweynihii 1aad ee ururka ayaa maanta shir gaar ah la yeeshay labeenta dhalinyarada magaalada boorama, shirkaas oo ka qabsoomay Hotel Rays ayaa daarna sidii dhalinyarada gobolka Awdal qeyb weyn uga qaadan lahaayeen taabo gellinta ururka Hillaac oo higsanaayo inu noqdo xisbi qaran.
Xafiiska warbaahinta urur siyaasadeedka Hillaac
Sheekh rer burco ah weyi ilaa culumadii
31/08/2022
Kulan qiimo badan oo ka dhacay G8 Caffeteria ee Degmada Shiikh oo dhex maray dhalinyarada degmada oo dhinac ah iyo Xoghayaha Guud ee Urur siyaaseedka Hillaac Dr.Foosi Maxamuud Qofal iyo Xubin ka mida Golaha Fulinta Marwo Farxiya Maxamed Cabdillaahi oo Safar shaqo u tagay magaalada shiikh oo dhinac kale ah.
Kulankan oo saacad qaatay ayaa daarna si waraysi dhex maray labada dhinac.
Xoghayaha Guud ee Urur urur siyaaseedka Hillaac Dr.Foosi Maxamuud Qofal ayaa dhalinyarada u sharaxay Siyaasada ururka iyo waxyaabaha uga qorshaysan dhalinyarada somaliland.
Dhankeeda waxa hadalka qadatay Marwo Farxiya Maxamed Cabdillaahi oo ku guubaabisay kuna boorisay Dhalinyarada Shiikh inay ka xoroobaan deyrka qabyaalada isla markaan ay doortaan Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ah siyaasiga kaliya ee maanta u qalma inu dalka hogaamiye.
Dhanka kale dhainyarada oo hadalka qaadatay ayaa cadeeyay inay ku qanceen siyaasad Ururka, ballana ku qaaday inay la shaqayn doonan ururka iyago si gaar ah u ballan qaaday inay kala hawl gali doonan hawsha diwaan galinta taageerayaasha urur siyaaseedka Hillaac ee magaalada Barbara.
Xafiiska warbaahinta urur siyaaseedka Hillaac
🥲انا لله و انا الله ر ا جعون
Tacsi...
Rabi janadiisa ha ku casuuumo walal Marxuumad saynab Yaasiin Maxamed oo ahayd walaal Aptikani Hajji Dayib Moge xaaskiisii oo uu xaqii haleeelay .
Qoyskina Allaah sabir iyo iimaan ha ka wadda siiyo dhamn.
Asc dhamntin walaalaha somaliyed ee aynu maragtan ku walaala lawnay ku so dhawada pagekan cusub een idin sameyay codsiyo badan kadib
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Borama