Future International College

Future International College Center of languages and conputer training center

11/07/2022
Waxa ay ahayd madal kulmisay kumanaan qof oo ku nool gobalka awdal waxa ay ahayd qalinjabinta dufcadii 3aad ee ka aflaxd...
18/09/2020

Waxa ay ahayd madal kulmisay kumanaan qof oo ku nool gobalka awdal waxa ay ahayd qalinjabinta dufcadii 3aad ee ka aflaxda machadka future internationla school halkaasi oo ay ka baxen 3 qaybood oo kala duwan
1 diploma english certificate
2 upgrading certificate
3 diploma public speaking
Ardayda qalinjabisay oo dhanayd 70 arday

29/07/2020

Center of languages and conputer training center

masha allah waxa malintii shalay ahayd oo tariikhdu ahayd 21/05/2020 Azxaab mudo laba sanno ah aan meel iskugu iman kuna...
22/05/2020

masha allah waxa malintii shalay ahayd oo tariikhdu ahayd 21/05/2020 Azxaab mudo laba sanno ah aan meel iskugu iman kuna qaatay wakhti aad u xiiso badan iskuna waayo waraysaty waxa aan leyahay allah ha idin barakeeyo cimriga iyo caafimaadkaba

waxa uu machadka future international ugu hambalyaynayaa dhamaan umada muslim ka ah meel kasta oo ay ka joogaaan daafaha...
25/04/2020

waxa uu machadka future international ugu hambalyaynayaa dhamaan umada muslim ka ah meel kasta oo ay ka joogaaan daafaha dunida curashada bisha barakaysan ee ramadaan waxa aan ilaahay idiinka batyaynaa inuu khayrkeeda ina waafajiyo ramadaantan ramadaanteedana cafimaad qab inagu gaadhsiiyo

Address

Borama

Telephone

+252634450917

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Future International College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Future International College:

Shortcuts

Share

Category