Maka almukarama page

Maka almukarama page

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maka almukarama page, College & University, Boqol Jire.

04/05/2023
14/02/2023

HALKAN KA BARO QUAANKA KARIIMKA IYO DHAMAAN CULUUMTA SHAREECADDA ISLAAMKA AH ADIGOO JAAGA MEELKASTOO DINIDA AH SI HUFNAANA
SOO DHOWAADA WALAALAHAYGA MUSLIMIINTA AHOW

24/01/2022

KU BARO QURAAN ONLINE IYO OFFLINE WAXAAN KUU HAYNAA LABO BOOS OO FREE AH AMA SCOLERSHIP FADLAN NALAG SOO XIRIIR LANBARADDA SHAASHADA AMAM BOARD KA U QORAN

09/01/2022

Xusuusta:

Quraacda waxay ku siinaysaa tamartii jirkaagu uu baahnaa, waxay kor u qaadaa xusuusta maskaxda. Qofka haddii uu shaqo ama waxbarasho galo isagoo jirkisia ay ku yartaay tamarta khaas ahaan gulucose-ka, waxaa aad u yaraato wax soo saarkiisa iyo wax fahankiisaba. Quraacda oo si joogto ah oo waqti go’an leh loo cunaa waxa ay jirka siisaa maaddooyinka uu u baahan yahay ee xoojiya shaqada maskaxda oo xusuustu ay ugu horreyso.

07/01/2022

Waxaa inoo balana alle ka cabsi

Want your school to be the top-listed School/college in Boqol Jire?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Boqol Jire