East-shore college of Health care professions

East-shore college of Health care professions

Share

Eastshore College waa machad caalami ah isla markaana bixiya korsooyinka caafimaadka Iyo Aqoonta kala duwan ee Maamulka iyo horumarinta.

Waxaad ka helaysaa Aqoon sare Macalin sare iyo practical joogto ah adoo uga sii gudbi jamacadda aad doonto.Tel 6661190

17/05/2026
17/05/2026

Ka Dhiig-karka Samee baaritaan joogto ah 6 bilood ee kasta hadii aad qabtana maalin kasta.
OGOW Dhiig-karku waa dilaa qarsoon.

25/04/2026


22/04/2026


Kahortaggu wuxuu ka wanaagsan yahay Dawaynta

07/04/2026

Waa in aan u istgaanaa ku dhisan Casri iyo Sayniska cusub.
East-shore college of Health care professions

Photos from East-shore college of Health care professions's post 15/01/2026


Ardayda Machadka Eastshore M. College ayaa soo gabagabeeyay Imtixaanka final ka samesterka kowaad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.

Hadii aad xiisaynayso barashada Xirfadda caafimaadka hab casri ah booqo xarunta machadka EASTSHORE oo ku taalla kasoo horjeedka garoonka kubadda cagta Bosaso dabawa sare ee IFTIN EXPRESS DARYEEL BANK
Waxa socota is qorista Semester ka cusub 2026 nagala soo xiriir Whatsup 6661190 7691717

26/12/2025

Jimce Wanaagsan

Photos from East-shore college of Health care professions's post 15/12/2025

Tababarka iyo layliska gacanta Ardayda barata Kalkaaliyayaasha ee caafimaadka ee Machadka
Ardayda ayaa qaadanaya koorsooyin kala duwan oo ay kamid yihiin.

♡ Xirista Kanolk Canulation
♡ Cabirista dhiigga
♡ Durista xididka
♡ Cabirka sonkorta
♡ Qalabka Wax baarista
♡ Galinta Katetarka
Ardayda machadka East-shore college of Health care professions waxay helaan tababaro joogto ah iyo Tayo aqooneed.
Kamid noqo Aqoonyahanka uu soo saaro

12/12/2025


Waxbarashadu waa in ay ku badeshaa! Jimce_Mubarak

Want your school to be the top-listed School/college in Boosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Airport Street, Daryeel Bank Tower, 2nd Floor
Boosaso

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00