24/06/2025
Fursad Dahabi ah: Deeqda Waxbarasho ee KUISP ee Jaamacadda KIIT - Kalinga Institute of Industrial Technology
KIIT University oo ah Jaamacada 9aad oo Private ah ee ugu tayada wanaagsan kun iyo dhawr boqolka jaamacadood ee ku yaalla dalwaynaha Hindiya ayaa bixinaysa Deeq waxbarasho.
Kalinga Institute of Industrial Technology (KIIT) waa mid kamid ah jaamacadaha ugu horreeya India, uguna wax barasho wanaagsan. Sidoo kale koonfurta Aasiya oo dhan Waa jaamacadda 55aad ee ugu fiican.
Fursadda ay kuu hayso ee aan kula wadaagayo waa in ay bixinayso Deeq waxbarasho oo iyada u gaar ah oo la yiraahdo (KUISP Special Scholarship) oo ardayga laga debarayo waxbarashada, buugaagta text books ah ee maaddo kasta oo uu qaadan doono, internet-kiisa oo 24/7 ah iyo dhammaan fee-ga imtixaanaadka. Waxa uu ardaygu iska bixin doonaa Jiifkiisa oo ah Hostel AC leh ($1500 sanadka oo dhan), iyo cunnadiisa oo ah sadex waqti iyo mar Sancks ah ($500 sanadka oo dhan). Taas oo ka dhigan in sanadka oo dhan aad bixin doontid $2000 keliya.
Kuliyadaha laga heli karo deeqdaan waa:
A) UNDERGRADUATE COURSES
1. B.Sc Computer Science (4 years)
2. Bachelor of Communication and Journalism (BCJ) (3 years)
3. B.A in Economics (Hons) (4 years)
4. B.A in Sociology (Hons) (4 years
5. B. A in English (Hons) (4 years)
6. B.A in Psychology (Hons) (4 years)
7. Bachelor of Commerce (B.Com.) (Hons) (4 years)
B) POSTGRADUATE COURSES
1. M.Sc Computer Science (2 years)
2. Master of Communication and Journalism (MCJ) (2 years)
3. M.A in Economics (2 years)
4. M.A in Sociology (2 years
5. M. A in English (2 years)
6. M.A in Psychology (2 years)
7. Master of Commerce (M.Com.) (2 years)
Documents-ka la iska rabo:
Ardayga Bacholar Degree raba, waxaa laga rabaa:
1. Passport
2. Secondary Certificate (Shahaadada dugsiga sare)
3. Transcript ama xogta natiijooyinkii Form 1 Ilaa Form 3.
4. Passport Size Photo (Sawir teesarre ah)
5. $500 oo is diiwaan gelin ah (Registration Fee)
Ardayga Master Degree raba, waxaa laga rabaa:
1. Passport
2. Bachelor Degree Certificate (Shahaadada Jaamacaddii h**e)
3. Bachelor Transcript
4. Secondary Certificate
5. Form 1 to Form 3 transcript
6. Passport Size Photo
7. $500 Registration Fee
Haddii aad u baahantahay in aad fursaddaas ka faa'iidaysatid, Master ama Bachelor, fadlan nagala soo xiriir:
📞 +252 90 7 733003 | 7 425272
📩 [email protected]
La wadaag faamilkaaga, walaalahaaga iyo saaxiibadaa doonayo in ay hadda Bilaabaan Bachelor Degree ama Master
Mahadsanid.
28/08/2024
Fursad Dahabi ah: Deeqda Waxbarasho ee KUISP ee Jaamacadda KIIT - Kalinga Institute of Industrial Technology
KIIT University oo ah Jaamacada 15aad ee ugu tayada wanaagsan 1113-ka jaamacadood ee ku yaalla dalwaynaha Hindiya ayaa bixinaysa Deeq waxbarasho (Partial Scholarship) oo 81% ah.
Kalinga Institute of Industrial Technology (KIIT) waa mid kamid ah jaamacadaha ugu horreeya India, uguna wax barasho wanaagsan. Waa jaamacadda 15aad ee ugu fiican dhammaan Jaamacada Hindiya. Sidoo kale kaalinta 10aad ayeey kaga jirtaa kumanaanka kun ee Jaamacadaha da'da yar ee India ku yaalla, halka Jaamacadaha adduunka oo dhanna ay kaga jirto kaalinta 168aad.
Waxaa iyadana xusid mudan in ay tahay jaamacadda 10aad ee ugu wanaagsan India oo dhan ee Sharciga bixisa.
Fursadda ay kuu hayso ee aan kula wadaagayo waa in ay bixinayso Deeq waxbarasho oo 81% ah oo iyada u gaar ah oo la yiraahdo (KUISP Special Scholarship). Dhammaan kuliyadaha injineerinka ah Master iyo Bachelor oo markii h**e ardayda ajaanibta ahi ku baranaysay $10,000 sanadkii, ayaad imminka ku baranaysaa $1930 keliya sanadka oo dhan. Arrinta cajiibka ah ayaa ah $1930-kaas ma aha keliya fee-ga waxbarashada ee waxaa kuugu jira Deegaankii aad degi lahayd oo ah Hostel AC iyo Internet kuugu xiranyahay, Cunnadii saddexda waqti iyo Snacks-ii ama casariyahaagii, Maaddo kasta oo aad afartaas sano qaadanaysid Text Book-eedii, iyo sidoo kale khidmaddii Imtixaannada ee sanadkaas. Keliya marka u horreeysa ayaad shubaysaa $500 oo is diiwaangelin ah.
Documents-ka la iska rabo:
Ardayga Bacholar Degree raba, waxaa laga rabaa:
1. Passport
2. Secondary Certificate (Shahaadada dugsiga sare)
3. Transcript ama xogta natiijooyinkii Form 1 Ilaa Form 3.
4. Passport Size Photo (Sawir teesarre ah)
5. $500 oo is diiwaan gelin ah (Registration Fee)
Ardayga Master Degree raba, waxaa laga rabaa:
1. Passport
2. Bachelor Degree Certificate (Shahaadada Jaamacaddii h**e)
3. Bachelor Transcript
4. Secondary Certificate
5. Form 1 to Form 3 transcript
6. Passport Size Photo
7. $500 Registration Fee
For P.HD. Scholars requirements
1. Passport
2. Bachelor Degree
3. Bachelor Transcript
4. Master Degree Certificate
5. Master Degree Transcript
4. Secondary Certificate
5. Form 1 to Form 3 Transcript
6. Passport Size Photo
7. $500 Registration Fee
Haddii aad u baahantahay in aad fursaddaas ka faa'iidaysatid, Master ama Bachelor, fadlan nagala soo xiriir:
📞 +252 90 7 733003 | 7 425272 | 7 737852
📩 [email protected]
La wadaag faamilkaaga, walaalahaaga iyo saaxiibadaa doonayo in ay hadda Bilaabaan Bachelor Degree ama Master
Mahadsanid.
16/07/2024
Shout out to our newest followers! Excited to have you onboard! Gulled Yardi, Ducaysane Ahmed Awil, Aden Hassan, Moh M Nor, Ibraahin Faarax Aadan Tigle, Farah Omar Saalim, Ahmed Abdi Mohamed, Mohamed Said, Mohamed Abdalle M. Dhere, Mohamed Buruuj, Katria Bintu Bucurde, Asma Guray, Dr's Mariam Baashi, Cumar Saney, Asha Kalif, Amisha Ismail, Mohamud Sayid, Luqmaan Haji Baarqab, Shaac Cabdikariim Adem
14/07/2024
Hage College iyo Indisom Education Consultancy ayaa Galabta Khamiista ah, 18-ka July, wadajir u qaban doona barnaamij loogu talagalay ardayda Dhowaan ka qalinjebisay dugsiyada sare ee Degmada Qardho. Barnaamijka waxa uu ku saabsanyahay fursadaha waxbarasho ee ka jira Dalka India iyo sidii ay ardaydu uga faa'iidaysan lahayd. Waxaa jeedin doona Eng. Mokhtar A. Khaled oo ah Bare Jaamacadeed oo dalka India wax kusoo bartay.
Goorta: Khamiista, 18th July.
Goobta: Macadka Hage, Layn-dheere.
Fadlan la wadaag ehelkaaga iyo saaxiibadadaa danaynaya in ay India wax ku bartaan. Mahadsanid.
Wixii faahfaahin ah fadlan la xiriir numbarrada ka muuqda sawirka hoose.
01/07/2024
Fursad Qaali ah oo ay adagtahay in aad mar labaad la kulantid!
Kalinga Institute of Industrial Technology (KIIT) waa mid kamid ah jaamacadaha ugu horreeya India, uguna wax barasho wanaagsan. Kaalinta 10aad ayeey kaga jirtaa kumanaanka kun ee Jaamacadaha da'da yar ee India ku yaalla, halka Jaamacadaha adduunka oo dhanna ay kaga jirto kaalinta 168aad. Waa jaamacadda 10aad ee ugu wanaagsan India oo dhan ee Sharciga bixisa. Xagga injineerinka iyo tiknooloojiyaddana waxa ay India oo dhan kaga jirtaa safka h**e.
Fursadda ay kuu hayso ee aan kula wadaagayo waa in ay bixinayso Deeq waxbarasho oo 80% ah oo iyada u gaar ah oo la yiraahdo (KUISP Special Scholarship). Dhammaan kuliyadaha injineerinka ah Master iyo Bachelor oo markii h**e ardayda ajaanibta ahi ku baranaysay $10,000 sanadkii, ayaad imminka ku baranaysaa $1930 keliya sanadka oo dhan. Arrinta cajiibka ah ayaa ah $1930-kaas ma aha keliya fee-ga waxbarashada ee waxaa kuugu jira Deegaankii aad degi lahayd oo ah Hostel AC iyo Internet kuugu xiranyahay, Cunnadii saddexda waqti iyo Snacks-ii ama casariyahaagii, Maaddo kasta oo aad afartaas sano qaadanaysid Text Book-eedii, iyo sidoo kale khidmaddii Imtixaannada ee sanadkaas. Keliya marka u horreeysa ayaad shubaysaa $500 oo is diiwaangelin ah.
Documents-ka la iska rabo:
Ardayga Bacholar Degree raba, waxaa laga rabaa:
1. Passport
2. Secondary Certificate (Shahaadada dugsiga sare)
3. Transcript ama xogta natiijooyinkii Form 1 Ilaa Form 3.
4. Passport Size Photo (Sawir teesarre ah)
5. $500 oo is diiwaan gelin ah (Registration Fee)
Ardayga Master Degree raba, waxaa laga rabaa:
1. Passport
2. Bachelor Degree Certificate (Shahaadada Jaamacaddii h**e)
3. Bachelor Transcript
4. Secondary Certificate
5. Form 1 to Form 3 transcript
6. Passport Size Photo
7. $500 Registration Fee
For P.HD. Scholars requirements
1. Passport
2. Bachelor Degree
3. Bachelor Transcript
4. Master Degree Certificate
5. Master Degree Transcript
4. Secondary Certificate
5. Form 1 to Form 3 Transcript
6. Passport Size Photo
7. $500 Registration Fee
Haddii aad u baahantahay in aad fursaddaas ka faa'iidaysatid, Master ama Bachelor, fadlan nagala soo xiriir:
📞 +252 90 7 733003 | 7 425272
📩 [email protected]
La wadaag faamilkaaga, walaalahaaga iyo saaxiibadaa doonayo in ay hadda Bilaabaan Bachelor Degree ama Master
Mahadsanid.