AL-QIMMAH ACADEMY FOR TRAINING COURSES

AL-QIMMAH ACADEMY FOR TRAINING COURSES

Share

Boggaan Waxaad Ka Helaysaan Tababarada Ay Bixiso Akadeemiyada Al-Qimmah. Boggan Waxad Ka Helaysan Tababarada Ay Bixiso Akadeemiyadda Al-Qimmah

Photos from AL-QIMMAH ACADEMY FOR TRAINING COURSES's post 10/08/2017

AL-QIMMAH ACADEMY FOR TRAINING COURSE

-QIMMAH Xarunta Garoowe Waxaa hadda ka socda Cashar Martiyeed Ku saabsan
uu qofku uga gudbi karo caqabadaha hortaagan hormarkiisa.

Waxaa tababarka bixinaya Tababare Abdifatah Cajab

-Qimmah .

Photos from AL-QIMMAH ACADEMY FOR TRAINING COURSES's post 27/04/2017

Asc Walaalayaal .
Waxaa Alle Mahadiis Ah In uu Maanta Noo Bilowday Tababarkii WAX AKHRISKA IYO IMTIXAAN GALIDA
oo ah mawduuc xilligiisa La Joogo.

Waxaan U mahad celinaydaa Ciddi Bixisey iyo intii ka faaidaysataba,

Mahadsanidiin

Photos from AL-QIMMAH ACADEMY FOR TRAINING COURSES's post 09/04/2017
Photos from AL-QIMMAH ACADEMY FOR TRAINING COURSES's post 08/04/2017

Waxaa Na soo Dhaamaaday Tababar Socday Laba Ayaamod kaas oo ahaa
Sidoo Loo Doorta Takhakhustka Jaamacadda .

Waa Mahad Ebbe .

Photos from AL-QIMMAH ACADEMY FOR TRAINING COURSES's post 30/03/2017

TABABAR QIIME LEH.
Waxaa Qabsoomay Maalintiisii Koowaad
Tababarka GUUSHA oo Ay Qabanaysay Akadeemiyada Tababarada ee -QIMMAH.

Waxaa ka soo qayb gallay dadka badan 100.
Waxaana rajaynaynaa inay guul noogu dhamaato.

Mahadsanidiin

Photos 01/03/2017

Ka Faaidaysi Wacan Asxaabey

Akadeemiyada al qimmah ee tababarada.

Waxa ay bilowday tababaro taxanayaal ah.

Kiisa 1 aad waa ISBADALKA IYO MAAMULIDIISA.

Waxaa la qabanayaa galabta khamiista iyo galabka jumcada.

Taariikduna tahay 2-3 ee bisha 3aad.

Goobtu waa xarunta akadeemiyada.

Kasoo qayb gal wacan.

Photos 01/03/2017

Akadeemiyada al qimmah ee tababarada.

Waxa ay bilowday tababaro taxanayaal ah.

Kiisa 1 aad waa ISBADALKA IYO MAAMULIDIISA.

Waxaa la qabanayaa galabta khamiista iyo galabka jumcada.

Taariikduna tahay 2-3 ee bisha 3aad.

Goobtu waa xarunta akadeemiyada.

Kasoo qayb gal wacan.

Photos from AL-QIMMAH ACADEMY FOR TRAINING COURSES's post 17/02/2017

Waa U sharaf Akadeemiyadda Al-Qimmah Inay Marti Qaado Tababare Sare Abdifatah Cajab .
Sidoo Kale Waxaa Kullankaas Goobjoog ahaa Tababarayaasha Cawad iyo Cabdullahi

Want your school to be the top-listed School/college in Boosaaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Samater
Boosaaso