Waaxda Arimaha Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika

Waaxda Arimaha Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika

Share

Waa bog loogu tala galay in ardayda Jaamacada Bariga Afrika qaybeheeda kala duwan ay isku waydaarsadaan afkaartooda iyo Macluumaadka.

waaxda arimaha ardaydu waxay jaamacadda u qaabshan tahay:
1- dhamaan adeegyada lagama maarmaanka u ah ardayda sida: adeega deegaanka, adeega safara cilmiyeedka الرحلات, adeega xalinta dhibaatooyinka waxbarasho ee ardayda soo foodsaarta.
2- dhamaan nashaadaadka ardayda garaadkooda lagu kobcinayo sida: in loo qabto muxaadaraad guud, abaabulida iyo samaynta gudiyada ardayda, qabashada tartanka quraanka kan aqoonta guudn iyo tartan ciyaareedyada kala duwan.

Photos from Waaxda Arimaha Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika's post 18/12/2015

maashalaah alla ha barakeeyo

Photos from Waaxda Arimaha Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika's post 18/12/2015

ما شاء الله ربنا يبارك

Photos from Waaxda Arimaha Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika's post 18/12/2015

Bahda jaamcadda bariga africa waxay hanbalyo u diraysaa Faadumo Amxed Bashiir Hoolif (Xoghaynta waaxda Arrimaha Ardayda JBA) iyo saygeeda Axmed C/daahir Ducaale oo meherkoodu ka dhacay maanta 18/12/2015 Hotel Jubba Bosaso waxan leenahay Axmed IYo Faadumo بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Photos from Waaxda Arimaha Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika's post 11/12/2015

Ardayda kuliyadda Engineering-ka jaamcadda Bariga Africa oon ku booanay iغagoo ku guda jira shaybaarka Airportiga Bosaso waa fursad qaali oo ay ardaydu nasiib u heleen halkaa waxa nagu soo dhoweeyay Eng. XIldhibaan Maxamed Cabbaas iyo Mohmud Aili shire allaa mahadleh ka dib odayaasha naso dhoweeyey

15/08/2015

Heshiiska Dual Degree ee EAU & PHU wuu u furanyahay ardada cusub iyo kuwii horay uga baxayba

Photos 14/08/2015

jaamacadda bariga africa somalia iyo jaamacadda Pebble Hills University U S A oo ku heshiiyay in jaamadda bariga africa kuliyadaheeda waxan ka ahyn Medicine iyo shareecada ay qaadandoonaan labada shahaado ee E A U & P H U markay dhamaystaan waxbarashada heerka kowaad sidoo kale waxay labada jaamacadood ku heshiiyeen in waxbarashada P H U si online ah ay u bixindoonto sadexda heerba Bachelor Master & PhD guul ayaan dhamaan ardayda u rajaynaynaa allaa mahadleh

Photos 10/03/2015

Codayntii ardayda oo socota

Photos 10/03/2015

Ardayda kuliyadda economcs oo doortay hoggaan cusub

Photos 28/07/2014

Dhamaan bahda jaamacadda bariga africa iyo umadda islaamka meelkastay joogaan waxan leenahay ciid wanaagsan kulu caam wantum bikhayr

Want your school to be the top-listed School/college in Boosaaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Boosaaso