Siciid mahad Maxamed - Siciid Amoore
Said Mahad Maxamed was born in Bossaso Puntland somlia , his family not moved in Bossaso Bari but his mov for any were. His education primary and secondr
03/08/2017
sida lo so celiyo Hadad ilawdo Basswordka ku Xiran Windows 7 Sida lo So celiyo Hadaad ilawdo BAssaworka ku xiran Windows 7 Waa Cashar koban oo aan uga hadlayno Mawducas... Please Subscribe,Commenta And Share Thank You ...
30/07/2017
Watch | Commont | Shere.
sida Hacking Logu Sameyo Computer ka Qaybaha Kala Duwan ee Hacking-ka Computer-ka Daawo Vidio-gan Si aad u ogaato Hackig-ka iyo Qaybihiisa.. Please Subscribe,Commenta And Share Thank You For Wat...
29/07/2017
Please Subscribe,Commenta And Share Thank You For Watching....... .......
Furaha Gabadha Shukansi Baradka ah1 Furaha Gabadha Shukansi Baradka ah........................... Please Subscribe,Commenta And Share Thank You For Watching....... .......
27/07/2017
Sida Whatsap ka loogu Isticmaalo Computer ka1 2 Siyaabood oo Whatsap-ka logu isticmalo Computer-ka Daawo Vidio-gan Si aad u Ogaato Labadan siyabod. Please Subscribe,Commenta And Share Thank You For Watch...
Laga soo bilabo 26 Bishii March waxay ahayd Maalintii ay dhimantay Edaday Alla ha ha u naxariistee Faadumo Siciid Guure.
Naxdintii aan na kaxay Xanuunkii aan ka qaday ilaa manta waa uu ihayaa mararka Qaarna waa uu igu lsba kacleeeyaa.
Sxbyaal Ducadiina Maanta waa iu muhiin waan u Baahnahay Qofka Muslimka waxa uu maciin bidaa Alla subxaanahu watacaalaa.
marka sxbyaala igu duceeya in Alla Subxaanahu watacaalaa ducadaas iga Aqbalo
Wax kabaro GOBOLADA IYO DEGMOOYINKA
DALKA SOOMAALIYA:
# GOBOLADA_WAQOOYI :
1. GOBOLKA AWDAL
Baki (magaalo madax gobol)
Boorame
Saylac
Lug-haye
2. GOBOLKA WAQOOYI GALBEED
Hargeyso (magaalo madax gobal)
Berbera
Gibiley
3. GOBOLKA TOG DHEER
Burco (magaalo madax gobol)
Ood weyne
Sheekh
Buuhoodle
4. GOBOLKA SANAAD
Ceeri Gaabo (magaalo madax gobal)
Laas qoray
Cceel afweyn
Baran
Buraan
5. GOBOLKA SOOL
Laas caanood (magaalo madax gobol)
Xudun
Caynabo
Teleex
# GOBOLADA_WAQOOYI_BARI :
6. GOBOLKA BARI
Boosaaso (magaalo madax gobal)
Qandala
Iskushuban
Bandarbeyla
Caluula
Qardho
7. GOBOLKA NUGAAL
garoowe (magaalo madax gobol)
Eyl
Sin ujiif
Boocane
Rabaale
# GOBOLADA_DHEXE :
8. GOBOLKA MUDUG
Gaalkacyo (magaalo madax gobal)
Hobyo
Jariiban
Xarar dheere
Gal-dogob
Burtinle
9. GOBOLKA GALGADUUD
Dh/mareeb (magaalo madax gobol)
Caabudwaaq
Ceelbuur
Ceeldheer
Cadaado
10. GOBOLKA HIIRAAN
Beledweyne (magaalo madax gobol)
Buuloburte
Jalalaqsi
Matabaan
# GOBOLADA_KOONFUREED
11. GOBOLKA SHABEELADA DHEXE
Jowhar (magaalo madax gobol)
Balcad
Cadale
Aadanyabaal
12. GOBOLKA BANAADIR
Mogadishu (magaalo madax Dal)
Hodan
Howlwadaag
Shibis
Boondheere
Yaaqshiid
Kaaraan
Xamarjajab
Xamarweyne
Cabdi Casiis
Wadajir
Waaberi
Wardhiigley
Heliwaa
Dharkenley
Kaxda
13. GOBOLKA SHABEELADA HOOSE
marka (magaalo madax gobol)
Baraawe
Qoryooley
Afgooye
Wanlaweyn
Kurtunwaarey
Sablaale
14. GOBOLKA BAAY
Baydhabo (magaalo madax gobol)
Buurhakaba
Diinsoor
Qansaxdheere
Bardaale
15. GOBOLKA GEDO
Garbahaarey (magaalo madax gobol)
Luuq ganaane
Doolow
Beledxaawo
Ceelwaaq
Baardheere
16. GOBOLK BAKOOL
Xudur (magaalo madax gobol)
Waajid
Yeed
Ceelbarde
Tiyeeglow
17. GOBOLKA JUBADA DHEXE
Bu’aale (magaalo madax gobol)
Dajuumo
Baardheere
Saakoow
Jilib
18. GOBOLKA JUBADA HOOSE
Kismaanyo (magaalo madax gobol)
Jamaame
Afmadow
Badhaadhe
asc Saxiyaal dhamantiin Subax wngsan.
waxaa isa soo tarayaa ducaynta nagula
ducaynaya Aniga iyo Jacaylkayga Roodo
Ruun, oo nagula duceeynayo inuu Allah naga
dhigo reer meel wada dagan hadaan Calaf
isku lenhy.
Saaka Aroortii h**e markan khadka soogalay
waxaa tixdan Quruxda badan isoo diray Sxbky
Wllky Igu Qaaliya Abwaan C/lahi Mxmed Muuse.
siciidow oraah baan wadaa
saabtay qalbigiiye
sadrigiyo labtuna
malahan sugnaanoo.
cishiqigaa ku seeteeyay
baan la sahwiyee
allow yoo roodo ku siiya
yaa kaa dhiga say
wilyahow sarkhaantoo
ilama safaysnide
gudboonaan sama liyo
wada jir sad dheer baan
idiin sadaaliyee
ku sugnaada baraaraha.
Mahadsandid sxb.
Qaranimo Duntay iyo Qabiil Dhismay Waa Qomamo Bulshadeed. W/Q Siciid Mahad Maxamed Bashiir Yuusuf | Maqaal, Wararka
Dhalinyaroy Dhamantin
Mid dhashiyo mid dhawr jira
Midka Dhabarka lagu wado
Hadal an Dhaman ayn
Adunyadi dhaqaqdo
Dhofto ma jogto
Aqonba la dherarsaday
Afrikana Dhamanted
Dhinac bay u tala
Waxay dhacyna ma.oga
Dhaawicii Horaan So Marnay
Waxaan Nahay kuwii Dhayi wayay
Madaxiyo Shacabka Marna may Dhayiyin
Dadku Dhibkeenaa
Allaw Adaa Dhawrayee
Dulmiga naga Dhawr
In bdan o ad gul daraysatay waxay ugu dambaynti kenta inad gulaysato wax walbana wa dulqad iyo samir dadaalkuna mesha k**a maqna
Siyasada inad u gasho lacag o adka hantidoda si fudud u cunta waxa ka wanagsan in ad dadka ka qbata kuwa dulmiga kuwada ama ad cawisa dadka dhibtaysan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Amoore@gmail. Com
Boosaaso
785667