21/11/2024
Hambalyo dhamaan macalimiinta soomaliyeed meel walba ay joogan
= Awood sii macalinka si loo helo bulsho waxbaratay=
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga h/dhexe ee said abdulahi dharjale, Elementary School, School, Boosaaso.
21/11/2024
Hambalyo dhamaan macalimiinta soomaliyeed meel walba ay joogan
= Awood sii macalinka si loo helo bulsho waxbaratay=
Gudoomiyaha deeganka dharjale Ahmed ali iyo kormeeraha oo qaybinaya imtixanka santerlized ka
27/05/2024
Iskoolka said abdulahi dharjale waxa maalintii 3aad ka socda imtixanka shahaadiga ee fasalka 8aad waxaan guul urajaynaya dhamaan ardayda puntland
11/02/2024
Waxaan Abaalmarino kaladuwan gudoonsiiney ardaydii kaalmaha h**e ka gashay kalka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2023-2024
Hambalyo guud ahaan ardayda iskoolka said abdulahi gaar ahaan ardayda ku guulaysatay kaalmaha h**e ee imtixaanka kalka 1aad