EID MUBAARAK
maamulka ,macallimiinta,iyo ardayda dugsiga hoose/dhexe ee daarul cilmi waxay farxada iyo munaasabada ciidul fidriga la qaybsanyaan dhammaan umada muslimka ah gaar ahaan umadda soomaaliyeed
تقبل الله منا ومنكم صالح الأ عمال
Iskuulka hoose/dhexe ee Daarul cilmi
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Iskuulka hoose/dhexe ee Daarul cilmi, Middle School, Boosaaso.
22/03/2023
Maamulka dugsiga H/dhexe ee daarul cilmi waxa uu ugu hambalyeynayaa dhammaan ummada islaamka ah gaar ahaan shacabka soomaliyeed dhalashada bisha barakaysan ee ramadaan
25/01/2023
Arbaco 25/1/2023 waxaa si rasmiya loo shaaciyey natiijada ardayda kaalmaha sare ka gashay fasalada(8--1) ee iskuulka daarul cilmi waxaan urajanaynaa ardayda sharaftaleh guul balaaran idamka alle imtixaanaadka ee daarul cilmi primary school
08/01/2023
Waxaa si habsamileh noogu socda imtixaanka teeramka koowaad ee sanad dugsiyeedka 2022--2023 waxaan rajaynayaa dhamaan ardayda ufariisatay imtixaanka in ay helaan dhibco macquula oo raali galiya uuna ka muuqdo dadaalkii faraha badnaa ee ay soo bixiyeenk
Xafiiska nashaadaadka/ arimaha ardayda
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Boosaaso