Dugsiga H/dhexe Daarul-Iimaan مدرسة دار الايمان

Dugsiga H/dhexe  Daarul-Iimaan مدرسة دار الايمان

Share

Goobta barida iyo barbaarinta ubadka ee darul iimaan waxay ku taal magalada bosaso gaar ahaan suqa

15/06/2024

كل عام وأنتم في سرور وهناء بمناسبة عيد الأضحى المبارك، وليجعله الله سببًا في تطهير نفوسكم من كل أذى وكرب.

16/01/2024
05/05/2023

Jimce : 05/05/2023
Tacsi...البقاء لله
----------------------------
Bahda Dugsiga Daarul Al-Iimaan Boosaaso waxay ka tacsiyadaynayaan geerida ku timi Arday '' Bashiir C/casiis Bashiir '' oo kamid ahaa ardaydi wax kusoo baratay madarasada oo galabta ku geeriyooday magaalada Boosaaso.

Illaahay waxan uga baryeynaa inuu naxariistiisa ku manaysto, qabrigana uga dhigo beer beeraha janada kamid ah, innaga iyo dhammaan qarabadiisana samir iyo iimaan inaka siiyo aamiin aamiin.

Waxaan dareen tacsida si gaar ah ula qaybsanaynaa dhammaan qaraabada oo dhan oo ay ugu horeeyaan Aabe C/casiis Bashiir Qoslaaye iyo Hooyo Barliin Aadan Diini.

21/04/2023

كل عام وأنتم بخير، بمناسبة عيد الفطر المبارك ، ونسأل الله أن يتقبل طاعتكم، وصيامكم، وقيامكم، وأن يجعل عيدكم كله فرح وسرور.

24/03/2023

*٢ رمـضـان |

_" يارب في أول جمعة من رمضان نسألك بأن تتبدل أقدارنا إلى أجملها فأنت القادر الذي لا يعجزه شيء ، اللهم شيء يغيّر كُل شيء " _

Want your school to be the top-listed School/college in Boosaaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Suuqa Qudarta
Boosaaso