Hikma Institute

Directions Contact the school

Hikma Institute Hikma Institute was established to serve as a center for research and training.

Analysis of important history, culture, public policy, social and strategy studies affecting the people of Somaliland and beyond

The Decline of Global Order, American Power, and Western CivilizationAn insightful discussion held at Hikma Institute on...
26/09/2026

The Decline of Global Order, American Power, and Western Civilization
An insightful discussion held at Hikma Institute on Thursday, exploring shifting global power, international order, and the future of civilization

THE DECLINE OF GLOBAL ORDER, AMERICAN POWER, AND WESTERN CIVILIZATIONHikma Institute is pleased to invite you to an insi...
22/09/2026

THE DECLINE OF GLOBAL ORDER, AMERICAN POWER, AND WESTERN CIVILIZATION

Hikma Institute is pleased to invite you to an insightful public lecture exploring the changing global order, shifting centers of power, and the future of civilization.

Speaker: Mustafa Feiruz
Date: Thursday, 24 September 2026
Time: 4:00 PM
Venue: Hikma Institute, Hargeisa

Join us for an engaging discussion on โ€œMapping Power Shifts and the Future of Civilization.โ€

Everyone is welcome.

13/07/2026

Machadka Hikma wuxuu si guul leh u qabtay Dib-u-eegista Buugga LIISHAAN, oo uu soo bandhigay qoraaga Cabdillaahi Abibakar (Ebyan).
Kulankan aqooneed waxaa si qoto dheer loogu lafaguray taariikhda Somaliland laga soo bilaabo aas-aaskeedii ilaa marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay. Qoraagu wuxuu ka warramay dhacdooyinkii muhiimka ahaa, halgannadii, hoggaamiyeyaashii, iyo isbeddelladii taariikheed ee door weyn ka qaatay dhismaha iyo horumarka Somaliland

  Q4aadMachadka Hikma wuxuu si guul leh u qabtay Dib-u-eegista Buugga LIISHAAN, oo uu soo bandhigay qoraaga Cabdillaahi ...
11/07/2026

Q4aad
Machadka Hikma wuxuu si guul leh u qabtay Dib-u-eegista Buugga LIISHAAN, oo uu soo bandhigay qoraaga Cabdillaahi Abibakar (Ebyan).

Kulankan aqooneed waxaa si qoto dheer loogu lafaguray taariikhda Somaliland laga soo bilaabo aas-aaskeedii ilaa marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay. Qoraagu wuxuu ka warramay dhacdooyinkii muhiimka ahaa, halgannadii, hoggaamiyeyaashii, iyo isbeddelladii taariikheed ee door weyn ka qaatay dhismaha iyo horumarka Somaliland

  Q3aadMachadka Hikma wuxuu si guul leh u qabtay Dib-u-eegista Buugga LIISHAAN, oo uu soo bandhigay qoraaga Cabdillaahi ...
11/07/2026

Q3aad
Machadka Hikma wuxuu si guul leh u qabtay Dib-u-eegista Buugga LIISHAAN, oo uu soo bandhigay qoraaga Cabdillaahi Abibakar (Ebyan).

Kulankan aqooneed waxaa si qoto dheer loogu lafaguray taariikhda Somaliland laga soo bilaabo aas-aaskeedii ilaa marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay. Qoraagu wuxuu ka warramay dhacdooyinkii muhiimka ahaa, halgannadii, hoggaamiyeyaashii, iyo isbeddelladii taariikheed ee door weyn ka qaatay dhismaha iyo horumarka Somaliland

  Q2aadMachadka Hikma wuxuu si guul leh u qabtay Dib-u-eegista Buugga LIISHAAN, oo uu soo bandhigay qoraaga Cabdillaahi ...
11/07/2026

Q2aad
Machadka Hikma wuxuu si guul leh u qabtay Dib-u-eegista Buugga LIISHAAN, oo uu soo bandhigay qoraaga Cabdillaahi Abibakar (Ebyan).

Kulankan aqooneed waxaa si qoto dheer loogu lafaguray taariikhda Somaliland laga soo bilaabo aas-aaskeedii ilaa marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay. Qoraagu wuxuu ka warramay dhacdooyinkii muhiimka ahaa, halgannadii, hoggaamiyeyaashii, iyo isbeddelladii taariikheed ee door weyn ka qaatay dhismaha iyo horumarka Somaliland

  Q1aadMachadka Hikma wuxuu si guul leh u qabtay Dib-u-eegista Buugga LIISHAAN, oo uu soo bandhigay qoraaga Cabdillaahi ...
11/07/2026

Q1aad
Machadka Hikma wuxuu si guul leh u qabtay Dib-u-eegista Buugga LIISHAAN, oo uu soo bandhigay qoraaga Cabdillaahi Abibakar (Ebyan).

Kulankan aqooneed waxaa si qoto dheer loogu lafaguray taariikhda Somaliland laga soo bilaabo aas-aaskeedii ilaa marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay. Qoraagu wuxuu ka warramay dhacdooyinkii muhiimka ahaa, halgannadii, hoggaamiyeyaashii, iyo isbeddelladii taariikheed ee door weyn ka qaatay dhismaha iyo horumarka Somaliland

Baalfurka Buugga "LIISHAAN"Ma xiisaynaysaa taariikhda Somaliland?Machadka Hikma wuxuu idinku casuumayaa Dib-u-eegista Bu...
08/07/2026

Baalfurka Buugga "LIISHAAN"

Ma xiisaynaysaa taariikhda Somaliland?

Machadka Hikma wuxuu idinku casuumayaa Dib-u-eegista Buugga LIISHAAN, oo si qoto dheer uga warramaya taariikhda Somaliland laga soo bilaabo bilowgeedii ilaa marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay, isaga oo iftiiminaya dhacdooyin, halganno, hoggaamiyeyaal, iyo isbeddelladii taariikheed ee dalka.

๐ŸŽ™๏ธ Qoraa : Cabdillaahi Abibakar (Ebyan)

๐Ÿ“… Khamiis, 9-ka July 2026
๐Ÿ•ข 7:30 Fiidnimo
๐Ÿ“ Hikma Institute

22/06/2026

Baal-furka buugga Maanfur ee cinwaankiisu yahay Horta Ma Fekernaa? waxaa soo jeediyey qoraa Cabdinaasir Sahal. Qoraagu waxa uu si qoto dheer u falanqeeyey ugana warramay nuxurka iyo fikradaha ku duugan buugga Maanfur, isaga oo iftiimiyey muhiimadda fekerka, baraaruga maskaxda, iyo doorka aqoontu ku leedahay horumarka bulshada

20/06/2026

Hordhaca Baal-furka buugga Maanfur ee cinwaankiisu yahay Horta Ma Fekernaa? waxaa soo jeediyey qoraa ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น.

Address

Boorama

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hikma Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hikma Institute:

Shortcuts

Share