Berbera Maritime & fisheries Academy

Berbera Maritime & fisheries Academy Dear life is short nobody can say how much time he left ,, but before you die you must understand what is the concept and matter of human in this world ,

Berbera Maritime &Fisheries Academy

24/09/2017

MAAMULKA JAMACADA CULUUMTA BADA IYO KALUUMAYSIGA WAXAY IDINKU WAR GALINAYAAN IN DADKA JECEL WAXBARASHADA AY JAMACADA QAADANAYSO ARDAY CUSUB ADMISIONKUNA UU FURAN YAHAY .... HADABA KULIYADAHA AY JAMACADU QAADANAYSO WAXA KA MIDA ((((NAUTICAL SCIENCE))))) (((( MIRINE ENGINEERING )))) ((((PORT MANAGEMENT))))) (((( FISHERIES )))))) waxa kale oo intaa dheer barashada luqada englishka oo ay bixinayso macalimad ajaanib ahi SIDOO KALE WAXAY JAMACADU BIXINAYSAA FACULTY OF ICT OO LAGU QADANAYO HEER DIPLOMA AH TAYADIISUNA AY U DHIGMAYSO HEER DEGREE WAXAAN BIXINAYA ENG YASIN CABDALA JAMA ......

06/09/2017

dhamaan shaqalaha jaamacada bada waxaan ugu hambalyaynayaa eidal adaha waxaanan leeyahay ilahay sanadkaa sanadkiisa haynagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo

sawiradi waxay isugu jiraa mar uu dhawaan na soo booqday wasiirka wasarada qorshaynta qaranka jamhuriyada somaliland mud...
29/08/2017

sawiradi waxay isugu jiraa mar uu dhawaan na soo booqday wasiirka wasarada qorshaynta qaranka jamhuriyada somaliland mudane qabyo tire . iyo kuwa kale oo ururka havoyoco workshop ugu qabtay ardayda jamacada iyo qaybo ka mida dhalin yarada gobolka saaxil gaar ahaan degmeda berbera ,,, kuwaas oo dhamaantooda ahaa hawlo shaqo oo si guul leh ku soo wada dhamaaday

03/08/2017

Address

Berbera Port Street
Berberah
2522

Telephone

0634000548

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Berbera Maritime & fisheries Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Berbera Maritime & fisheries Academy:

Shortcuts

Share

Category