Osman hurie siyad

Osman hurie siyad

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Osman hurie siyad, Education Website, Beledweyne.

Photos from Hiran Education and Students Development Association   HESDA's post 15/09/2023
28/08/2023

What is the meaning of
(Horology)?

Photos from Osman hurie siyad's post 31/07/2022

Waa soo dhaweyntii caalimka gobolka hiiraan aabo Sheekh Maxamed Nuur oo kasoo laabtay xajka allah ayaa kumahadasan inoo soo nabadceliyay shekha asagaoo caafimaad

07/07/2022

أصبحنا وأصبح الملك لله الواحد القهار

Photos from Osman hurie siyad's post 04/07/2022

Wxn halkan hambalyo aroos ugu diyarayaa sxbkey Osmaan Mahmed Wahiliye iyo marwadisa ayaan barre oo arooskodu ka dhacay magaladda muqdisho ee casimadda dallka wxn idin leey yahy hammbalyo hambalyo hambalyo hambalyo rerki lagu naste lagu nagado alle haidnka dhigo بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Photos from Osman hurie siyad's post 30/06/2022

الف مبروك الف مبروك مبروك مبروك مبروك
In adeerkey +sxbky cumar muuse xuseen oo so gaba gabeyay herka kowaad ee jamacada cilmiga aad baratay alle hakugu anfaco sxb horay usocod wanagsan

29/06/2022

"حسن المعاملة "ladhaqanka wanagsan "
Dadka kula dhaqan dabeecaddaada ,oo hakula dhaqmin dabeecadooda ,dabciga wanagsan waa tiir muhiim u ah nolosha qofka .
Like&follow&share
شارك مع الأخرين

25/06/2022

"Alle aan kacabsanno sheyga aan sameyneyno aan ufiirino shareecada maku banan yahay mise?
(فليحذر الذين يخالفون عن أمره ان تصيبهم فتنة او يصيبهم عذاب اليم )
Aan kadigtoonaano amarka alle oon khilaafno si aysan noogu dhicin Fidno iyo cadaab intaba

اللهم اهدنا الى صراطك المستقيم يا قوي يا عزي

Photos from Osman hurie siyad's post 24/06/2022

Hambalyo hambalyo hambalyo Waxaan Halkaan hambalyo uga dirayaa c/raxkan shoblow iyo dumashi samiya faarax axmed .
Ubad kheyr qabo kala hela
بارك لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في خير

Photos from Osman hurie siyad's post 22/06/2022

Waxaa Qoray Ustaad Jama Mohammed Mahad Ahnna Gudoomiyaha macalimiinta Gobalka Hiiraan.

▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎WARAAQ FURAN▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎

Xogta Ardada labada Gobal ee
la isku yiraahdo "HIRSHABELLE". 2022

Dugsiga dhexe imtixaanka 8aadka waxaa u fadhiisatay 3021 arday.
Hiiraan waxa ugashay 2248 arday
Shabeelada dhexe waxaa ugashay:773 arday. Sidaa aytahay imtixaanka waxaa lagu soo saxayaa laguna soo diyaariyay Shabeelada dhexe, halka ay joogaan 773 da arday ee Shabeelada dhexe kana macalimiin yar Hiiraan.

Dugsiga Sare Fasalka 12aad (F4)
Waxaa ufadhiisatay 2254 arday.

Hiiraan waxaa ugashay 1640 arday.
Shabeelada dhexe waxaa ugashay 614 arday.
Sidaa aay tahay wasaarada waxbarashada Hirshabeele waxa hoos yimaada 26 xafiis uguna sareeyo Waziirka Waxbarashada HSH.

Hiiraan waxaa ka howlgala 7 xafiis
Halka 19 xafiis ka howl galaan Shabeelada dhexe.

Macaliminta Gobolka Hiiraan waxa ay ka cabanayaan qodobadan hoos kuxusan:

1) In gunadii waardiyaha imtixaankii h**e aysan helin imtixaankana si hufan ubilaabeen
2) In sixida imtixaanka Hirsabeele looga faaideyn ee laga keeno macalimiin Xamar maadama Jowhar macalimiin kufilan sixida joogin.
3) Tababarada joogtada ah laga qeyb geliyo labada gobol ee hada kasocda hal gobol.
4) In xiliga imtixaanka lagu jiro loosameyn wax qidmo nasiino ah waqtiga nasashada.

Photos from Osman hurie siyad's post 22/06/2022

Waxaan farxda laqeybsanayaa guud ahaan ardayda soomaliyeed gaar ahaan ardayda gobolka hiiran oo maanta soo dhameystay imtixaanka shaadiga ah ee fasalka 12aad
Natiijo fiican ayaan idiin rajeynayaa

21/06/2022

"Wax ka ogow qeyb kamid ah dhaxalka oo aad umuhiim ah "
مثال يوضح كيفية التصحيح بالمناظير الثلاثة التباين والتوافق والتداخل

توفي وترك
زوجتين/بنت/10بنت إبن/5أخ لاب/5أخت لاب٠
تركته قطعة أرض صالحة للبناء مساحتها 3600م٢

الحل كالآتي
للزوجتين الثمن فرضا لوجود الفرع الوارث مناصفة بينهما
للبنت النصف فرضا لانفرادها وعدم وجود من يعصبها
لبنات الابن السدس فرضا تكملة للثلثين فرض البنات
لاولاد الأب جميعا الباقي تعصيبا للذكر ضعف الانثي

أصل المسألة من 24وهو العامل المشترك البسيط الذي يقبل القسمة علي مقامات الكسور الموجودة بالمسألة {8~2~6}
كما هو موضح بالجدول في توزيع الاسهم في الخانة الأولي
نلاحظ أن الزوجتين عدد رؤسهما2و لهما 3اسهم وبنات الابن عدد رؤوسهن10واسهمهن 4 واولاد الأب عدد رؤوسهم 15واسهمهم 5
ننظر بين عدد رؤوس كل صنف علي حدة وبين اسهمه

▪الزوجات 2و3بين العددين تباين أي اختلاف وبالتالي نأخذ عدد الرؤوس {2}

▪بنات الابن 10و4بين العددين توافق أي بينهما مضاعف مشترك وهو العدد2هنا نقسم عدد الرؤوس علي العدد2ليكون الناتج {5}

▪اولاد الأب 15و5بينهما تداخل أي ان أحد العددين يقبل القسمة علي الآخر فالعدد الأصغر يدخل في العدد الاكبر وبالتالي نقسم العدد الأكبر علي العدد الاصغر ونأخذ الناتج
ناتج القسمة هو {3}

▪لدينا ثلاثة أعداد 2و5و3نتيجة التباين والتوافق والتداخل
لكي نصحح المسألة ونستخرج أسهم صحيحة لكل وارث نضرب هذة الاعداد الثلاثة في أصل المسألة 24
{2×5×3×24}الناتج 720

▪لمعرفة نصيب كل وارث في التركة نقوم بقسمة التركة علي مصح المسألة والناتج يكون قيمة السهم الواحد ثم نضرب قيمة السهم الواحد في سهم كل وارث ينتج نصيبه في التركة ٠

Want your school to be the top-listed School/college in Beledweyne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Beledweyne