Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Rowdatul Iimaan B.weyn - Soomaalia

Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Rowdatul Iimaan B.weyn - Soomaalia

Share

Xifdinta quraanka iyo diyaarinta aas aasiyaadka

Photos from Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Rowdatul Iimaan B.weyn - Soomaalia's post 19/06/2026

🎉 Alxamdulillaah 🎉

Waxaa si guul leh u soo dhammaaday Imtixaankii Finalka ee sanad dugsiyeedka 2025-2026 ee Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Rowdatul Iimaan.

Waxaan u mahadcelineynaa maamulka, macallimiinta, waalidiinta iyo ardayda dadaalka iyo wada-shaqeynta ay muujiyeen muddadii imtixaanku socday.

Waxaan ardayda u rajeyneynaa natiijooyin wanaagsan iyo mustaqbal ifaya.

Guul iyo horumar ayaan idiin rajeyneynaa. 🌟📚

16/06/2026

🌙 Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriga 1448 H 🌙

Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Rowdatul Iimaan wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta munaasabadda curashada Sanadka Cusub ee Hijriga 1448 H.

Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu sannadkan cusub ka dhigo sannad kheyr, barwaaqo, nabad, caafimaad iyo horumar leh. Ilaahay ha inagu gallado towfiiq, cibaado suubban iyo guulo waaweyn.

كل عام وأنتم بخير

Sanad wanaagsan, nabad iyo barwaaqo.

15/06/2026

Maanta 15 june 2026 waxaa si rasmi ah u bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad.
Maamulka Dugsiga Rowdatul Iimaan waxa uu hambalyo iyo duco u dirayaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee u fariisatay imtixaanka, gaar ahaan ardayda Fasalka 8-aad ee Dugsiga Rowdatul Iimaan.
Waxaan idiin rajaynaynaa guul, nasiib wanaagsan iyo in dadaalkii aad mudada dheer soo waddeen uu maanta miro dhalo. Ku kalsoonaada Alle SWT, muujiya akhlaaq wanaagsan, deganaansho iyo dadaal.
Waxaan aaminsanahay in aad tihiin jiilka mustaqbalka dalka, kana soo bixi doontaan imtixaankan si sharaf leh.

🤲 Alle ha idiin fududeeyo imtixaanka, hana idinka dhigo kuwii guulaysta.






Ilaahay ha u sahlo dhammaan ardayda imtixaanka u fadhiisatay maanta. 🌹📖

13/06/2026

Shiiq Mahad Abdiwali

13/06/2026

100069413580876:2048:Rowdatul Iimaan Students Union RISU Part 7

13/06/2026

100069413580876:2048:Rowdatul Iimaan Students Union RISU Part 6

13/06/2026

100069413580876:2048:Rowdatul Iimaan Students Union RISU Part 5

13/06/2026

100069413580876:2048:Rowdatul Iimaan Students Union RISU Part 4

13/06/2026

100069413580876:2048:Rowdatul Iimaan Students Union RISU Part 3

13/06/2026

100069413580876:2048:Rowdatul Iimaan Students Union RISU Part 2

Want your school to be the top-listed School/college in Beledweyne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Buundoweyn
Beledweyne

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 18:00
Friday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00