12/08/2026
New Teaching Vacancies 👁 👓
Primary Teaching Vacancies
Secondary Teaching Vacancies
Xafiiska Arrimaha Ardayda Scs
Central Foundation
Efasom Somalia
Beledweyne, Hiran, Somalia
We are quality oriented educational institution.
Contacts
Tel. No: 619575099/613331741/ 629575099
Email: [email protected]
page: https://www.facebook.com/socischool01
WhatsApp Chatting: https://wa.me/252619575099 ama https://wa.me/252615523891
12/06/2026
Waxaa si habsami leh kusoo idlaaday imtixaanka k**a dambeysta ah ee Sanad dugsiyeedka 2025-2026. Wuxuu ahaa sanad dhammaan bahda dugsiga laga billaabo heer maamul ilaa heer arday dugsiga ka fuliyeen howlo baaxad weyn leh oo aan ku koobneyn dhigasho iyo dhigid balse waxqabadyo manhajka ka baxsan (Extracurricular Activities) ayaa iskuulka ka qabsoomay ayadoo fasallada ama tartamayaasha ku guuleystay la abaal mariyay si loogu dhiiri galiyo guulaha ay gaareen.
Maalintii shalay, 11 June 2026 waxaa si farxad, reyn-reyn iyo is bogaadin leh ku dhamaaday imtixaanka fasallada Dugsiga sare. Ayadoo maalinta ka h**eysay ee arbacada 10 June 2026 uu soo idlaaday imtixaanka fasallada Hoose iyo dhexe ee dugsiga.
Ardayda waxa aan u rajeyneynaa natiijo qurux badan oo ay ku farxaan, waxaana markale casuumi doonaa waalidiinta ubadka, ardayda iyo qeybaha bulshada si markale garab istaag iyo dhiiri gelin loo siiyo ardayda galay kaalimaha 1,2, iyo 3aad ee heerarka kala duwan ee dugsiga.
Xafiiska Arrimaha Ardayda Scs
fans
Central Foundation
Hani Ahmed Maxamuud
Axmed Cllahi Xasan
Somali Central School
゚viralシfypシ゚viralシalシ
27/04/2026
Tartan aqooneed xiiso leh oo dhexmaray fasallada Form II (10aad) iyo Form I (9aad) ee dugsiga sare oo maanta ka qabsoomay gudaha dugsiga waxaana wareegga 1aad ee tartanka guushu raacday fasalka 10aad ee dugsiga sare
゚viralシfypシ゚viralシalシ
26/04/2026
Waxaa maalintii labaad si rasmi ah gudaha dugsiga uga socda tartan aqooneedka fasallada dhexe iyo sare ee Somali Central Schools.
Waxaa maanta fooda is darayo fasallada 7aad iyo 8aad ee dugsiga dhexe