Hayaan Medical Training Center

Hayaan Medical Training  Center

Share

HAYAAN Medical Training Center
Beled-wayn ,Hiiraan , Somalia

Machadka HAYAAN wuxuu Bixiyaa Tababaro caafimaad kuna Bixiyo Nidaamka ( Itus & Itaabsii ) waxuuna ku qalabaysanyahay Agabkii tabarada cafimaad kuwii ugu danbeeyay ee dunida laga adeegsado wana Machad Nociisa kii ugu Horeyay ee laga hirgaliyo Magalada Beled-weyn ee gobolka Hiiraan

Photos from Hayaan Medical Training  Center's post 03/05/2023

Waxa si farxada inoguso dhamaday seminar Ciwankisu aha oo malmahan kasocde xarunta Machadka Hayaan

20/04/2023

CIID WANAAGSAN
Waxaan ugu hambalyaynayanaa Ummadda Soomaaliyeed iyo Guud ahaan muslimiinta caalamka munaasabada Ciidul Fidriga. Allaha inaga Aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan gudanay bisha barakaysan ee Ramadaan, Bash bash Nabad iyo barwaaqo allaha inagu gaarsiiyo sanadkan sanadkiisa insha allah
KUWADA CIIDA CAAFIMAAD!
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

Photos from Hayaan Medical Training  Center's post 09/04/2023

Waxa si farxada inoguso dhamaday oo ay galen Ardada dhigata (DMLT) e machadka

Photos from Hayaan Medical Training  Center's post 04/04/2023

Waxa si farxada inoguso dhamaday Training Ciwankisu aha oo malmahan kasocde xarunta Machadka Hayaan

22/03/2023

Ummada Muslimiinta Meelkasta oo ay Joogaan waxaan ugu hambalyeynenaa Bilashada bisha barakeysan ee Ramadaanka waxan Eebe weyne weydisanena inu ina wafajiyo Qeyr ka bisha barakeysan ee ramadan

Ramadaan mubarak

Photos from Hayaan Medical Training  Center's post 02/03/2023

Waxa si farxada inoguso dhamaday Training Ciwankisu aha kasi oo malmahan kasocde xarunta Machadka Hayaan

15/02/2023

Waxa la ogeysinaya dhaman bahda jecel barashada cafimadka inu machadka Hayaan uu dhawan bilabi dono kuwasi oo bixi dono waqtiya &
Wixi fah Fahina kala xiri +252614123535

03/02/2023

Hayaan Medical Training Center

#2023

Want your school to be the top-listed School/college in Beledweyne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Irid-amin Street
Beledweyne
14