BlueLight Academy

Call Directions Contact the school

BlueLight Academy Education

23/09/2026

Muuqaalkii Dalxiiska & Siminaarkii Drone-ta.
Qeybta 1aad.

16/09/2026

Muuqaal:

Dalxiiskii iyo tababarkii Drone-ta ee ardayda BlueLight Academy

Sawirro Qeybta 1: Waxaan Dalxiis iyo Tababar ku saabsan "Barashada Drone-ta" ku soo qaadannay Beerta BuundaweynTaariikh:...
14/09/2026

Sawirro Qeybta 1:
Waxaan Dalxiis iyo Tababar ku saabsan "Barashada Drone-ta" ku soo qaadannay Beerta Buundaweyn

Taariikh:14 Sep 2026

11/09/2026

"Tusaale cad oo wax lagu fahmi karo, iga sii Focus and sharpness in Digital camera"
su'aashaas ayeey weeydiisay ustaad-ka camera-da ee BlueLight Academy

Ardayda barata Digital camera-da oo booqasho ku tagay Schoolka hoose, dhexe iyo sare ee Cumar Binu Khaddaab.iyagoo sawir...
10/09/2026

Ardayda barata Digital camera-da oo booqasho ku tagay Schoolka hoose, dhexe iyo sare ee Cumar Binu Khaddaab.

iyagoo sawirro iyo muuqaallo ka soo qaaday halkaas.

BlueLight Academy ugu imaaw Tacliin sare iyo practical joogta ah.

03/09/2026

Arday kamid ardayda barata Basic computer-ka oo su'aal muhiim ah weeydiiyay macallinkiisa computer-ka ee Bluelight academy by ustaad Shiine

21/08/2026

Kooxdii Labaad oo kamid ah Ardayda barata camera-da ama Photography-ga oo soo bandhigtay muuqaalkii loo diray ineey ka soo sameeyaan "Kaalimaha shidaalka" ee magaalada Baladweyne

19/08/2026

Hambalyo, Hambalyo, Dhammaan Ardayda Somaliyeed ee ka gudbayo Fasalka 8 aad.

10/08/2026

Qaabkii loo duubay muuqaalkii Teamkii Bajaajleeyda.

Behind the camera(camera-da gadaasheeda)

05/08/2026

Kooxdii koowaad ee loo diray ineey barnaamij ka soo diyaariyaan Bajaajleeyda.
waakan muuqaalka ay soo bandhigeen.

Address

Xaawo Taako
Beledweyne
252

Telephone

+252618091234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BlueLight Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to BlueLight Academy:

Shortcuts

Share

Category