Eagle Academy For Science & Technology

Directions

Eagle Academy For Science & Technology Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eagle Academy For Science & Technology, Education, Beledweyne.

Yaan Lagaa buuxin fasaladii ugu danbeeyey ayaa la diiwaan gelin hayaa Halka kuwii h**e buuxsameen
06/09/2026

Yaan Lagaa buuxin fasaladii ugu danbeeyey ayaa la diiwaan gelin hayaa Halka kuwii h**e buuxsameen

10/07/2026

Qudbadii maamulaha jamacada Central Dr. Adan Abdullahi Mohumed.

09/07/2026

Qudbadii Maamulaha jaamacadda Hiiraan Mr. Ahmed Mohamed Nor (Qoslaaye).

08/07/2026

Qudbadii Maamulaha Jaamacadda Green Hope University Beledweyn Eng. Liban A. Omar

OGEEYSIIS MUHIIM AHMaadaama imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 4-aad ee dugsiga sare uu ka koobnaan doono casharradii l...
07/07/2026

OGEEYSIIS MUHIIM AH
Maadaama imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 4-aad ee dugsiga sare uu ka koobnaan doono casharradii laga soo bartay Form One ilaa Form Four, waxaan qorsheynay inaan ardayda siino dib-u-eegis (Revision) dhamaystiran oo daboolaysa dhammaan afarta fasal.

Fursaddan waxay kaa caawin doontaa:

*Inaad dib u xoojiso casharradii Form One.
*Inaad faham qoto dheer ka hesho Form Two iyo Form Three.
*Inaad si buuxda ugu diyaar garowdo casharrada Form Four iyo imtixaanka shahaadiga ah.

06/07/2026

Ustad Abdullahi Hassan Barkhadle oo qudbad ka jeediyay Xafladda qalin jabinta Dufacadda 7aad ee Akadeemiyadda Eagle.

Sanad dugsiyeedka 2026/2027 ...INSHA ALLH
04/07/2026

Sanad dugsiyeedka 2026/2027 ...INSHA ALLH

02/07/2026
Warbixin Kooban oo Ku Saabsan Qalin-jabinta Dufcadii 7-aadMaanta waxay noo tahay maalin farxad weyn leh, iyadoo ay in ka...
01/07/2026

Warbixin Kooban oo Ku Saabsan Qalin-jabinta Dufcadii 7-aad

Maanta waxay noo tahay maalin farxad weyn leh, iyadoo ay in ka badan 260 arday si guul leh uga qalin-badashen madoyinka Scientific Subjects. Ardaydani waxay soo dhammaysteen waxbarashadoodii iyagoo muujiyey dadaal, karti, iyo adkaysi, kana gudbay dhammaan shuruudihii looga baahnaa.

Dufcadan waa Dufcadii 7-aad ee ka qalin-jabisa barnaamijkan, taas oo muujinaysa horumarka joogtada ah iyo doorkeena ku aaddan tayeynta waxbarashada cilmiga sayniska.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda qalin-jabisay, waalidiintooda, macallimiintooda, iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay guushan.

Hambalyo Dufcadii 7-aad.

Ardayda Fasalka 12aad ee Akadeemiyadda ๐—˜๐—ฎ๐—ด๐—น๐—ฒ ayaa maanta loo qabtay Tababar ku saabsan ๐—ฃ๐—ฅ๐—˜-๐—˜๐—ซ๐—”๐—  ๐—ฃ๐—ฅ๐—˜๐—ฃ๐—”๐—ฅ๐—”๐—ง๐—œ๐—ข๐—ก.Tababarkaan ...
09/04/2026

Ardayda Fasalka 12aad ee Akadeemiyadda ๐—˜๐—ฎ๐—ด๐—น๐—ฒ ayaa maanta loo qabtay Tababar ku saabsan ๐—ฃ๐—ฅ๐—˜-๐—˜๐—ซ๐—”๐—  ๐—ฃ๐—ฅ๐—˜๐—ฃ๐—”๐—ฅ๐—”๐—ง๐—œ๐—ข๐—ก.

Tababarkaan waxaa bixiyay Macalimiinta Eagle Academy For Science & Technology

Tababarkan ayaa ka dhacay Hoolka Jaamacadda Green Hope Beledweyne.

Address

Beledweyne

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eagle Academy For Science & Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category