Ciid Wanaagsan Dhammaan bahda Reer Gurmad guuleysta.
Gurmad School "Baladweyne"
High quality education
Qaar ka mid ah ardayda wax kabarato Schoolka hoose dhexe iyo sare ee Gurmad oo dhambaal hambalyo ah udiray dhamaan uma soomaaliyeed ,
Waalidiintood iyo asxaabtooda
[ ciid wanagsan ] ______
17/02/2026
Qaar kamid ah ardada da'yarta ah ee dhigata qeeybta barbaarinta schoolka Gurmad School "Baladweyne" oo howl maalmeedkooda kuguda jira guuleeysta dhalinyaro ________ [ Gurmad hooyga tarbiyada iyo tacliinta ]
29/01/2026
إنا لله وإنا إليه راجعون
اللهم اغفر له وارحمه
Tacsi tiiraanyo leh
Dhamaan maamulka, macalimiinta, ardada iyo waalidiinta schoolla hoose dhexe iyo sare ee Gurmad School "Baladweyne"
Waxa ay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan eheladii, qaraabadii, asxabtii, ardadii iyo guud ahaan bahda waxbarashada ee uu kabaxay macalinkeenii qaalliga ahaa ustaad Abdi Aziiz Tiitanic oo saaka aroortii ku geeriyooday magaalada baladweyne
Illahay ha unaxariisto marxuumka
Dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu kabaxayne samir iyo iimaan allaha kasiiyo aaamiin aaamiin
20/01/2026
Gurmad School "Baladweyne"
Waxaa Sinabad ah usoo gabagaboobay
Maantay oo Talaado ah Taarikhdune tahay 20/1/2026 imtixaankkii ( Niska )
maamulka iyo Macalimiinta Machadka Gurmad waxay guul iyo Natiijo wanaagsan urajeynayaa guud ahaan ardayda.
Gaar ahaan ardayda dhigato qeybta Barbaarinta iskuulka Hambalyo Guuleysta .
Qaar kamida ardada wax kabarato schoolka hoose dhexe iyo sare ee Gurmad oo dareenkooda kahadlay markuu imtixaankii usoo dhamaaday
20/01/2026
[ Rabi mahaddii ]
Waxaa soo gaba gaboobay imtixaankii mid-term ka ahaa ee kasocday schoolka Gurmad School "Baladweyne"
Waxaan urajeyneynaa natiijo wanagsan iyo guul waarta.
30/12/2025
Waa ardada schoolka Hoose Dhexe iyo sare ee Gurmad oo howl maalmeedkooda kuguda jira
Guuleeysta
29/11/2025
Abdirizak Farah Ahmett
Muno daahir caalin
Ayaaan macalin siyaad
Oo kamid ah ardadii h**e ee schoolka Gurmad primary and secondry
Oo maanta booqasho kusoogaadhay schoolka
Ayaa hadiyad sharafeed gudoonsiiyay maamulaha schoolka Gurmad School "Baladweyne"
Maamullaha ayaa uga mahadceliyay salaanta iyo hadiyadaha ay soogaarsiiyeen ardadiisu kuna bogaadiyay dadaalka ay ugu jiraan sidii ay unoqo lahaayeen hugaamiyaasha mustaqbalka
Mahadsanidiin ____
26/11/2025
Waa qeyb kamid ah ardaydii soo qaban qaabisay mubaasabadii maanllinka macalinka Soomaaliyed.Ee lagu qabtay Gudaha iskuulka Gurmad.
Waad ku mahadsantihiin saad usoo agaasinteen xafladii qiimaha badneyd .21 November Adinka iyo inta kale qeybta ka ahaa Gudigiin.
Waxay eheeday gunaanadkii barnaamishkii mahadcelinta mucalimiinta ________
Mucalimiinta Gurmad School "Baladweyne"
Oo ay ardaydoodu barnaamish mahadcelin ah usameeyeen guuleesta dhamaantiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Beledweyne