Universal Primary And Secondary School

Universal Primary And Secondary School

Share

Waxbarta aan barwaaqo gaarnee

Photos from Green Hope University - Branch of Beledweyne's post 27/04/2026

Mahadnaq iyo bogaadin ayaan u diraynaa maamulka iyo macallimiinta Jaamacadda Green Hope oo maanta nagu soo booqday dugsiga, kuna dhiirrigeliyay ardayda fasalka 12aad. Booqashadiinu waxay ahayd mid qiimo badan oo kor u qaaday niyadda iyo himilada ardayda. Aad baad ugu mahadsan tihiin waqtigiina iyo talooyinka wanaagsan ee aad nala wadaagteen.

Photos from Mocalim Platform's post 25/04/2026
17/04/2026

. Inaa Lillaahi Wa-inaa Ilayhi Raajicuun.

Maamulka,macalimiinta iyo ardayda dugsiga Universal Primary And Secondary School waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay allah yarxame Xaaji Muumin Cismaan Dalabeey oo ku geeriyooday Magalada Muqdisho.

Ilaahay marxuumka ha u naxariisto inagana samir iyo iimaan taama haynaga wada siiyo.

Aamiin, Aamiin, Aamiin

12/04/2026
23/03/2026

INNAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUN

Maamulka iyo macaliminta dugsiga Universal Primary And Secondary School waxa ay tacsi u dirayaan ehelki iyobqarabadi uu ka baxay ustaad Abdisalan Omar Fatoosh oo ku Geeriyooday Magaalada Beledweyne.

Samir iyo imaan Allah naga wada siiyo Dhamaanteen,

22/03/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaa si rasmi ah loo ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta in maalinta birito oo Isniin ah 23/03/2026 dib u bilaaban doonto waxbarashada Dugsiga.

โฐ Fadlan ardaydu ha yimaadaan waqtigooda iyagoo diyaar u ah waxbarashada.


19/03/2026

Dhammaan bahda Universal Primary And Secondary School waxay idinku hambalyeenayaan munaasabadda Ciidul-Fidriga.

11/03/2026

Dhamaan ardayda waxaa lagu wargelinayaa in ๐Ÿญ๐Ÿฌ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜… ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†. Fasaxa wuxuu socon doonaa ๐Ÿญ๐Ÿญ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.

Dugigu waxa uu dib u bilaaban doonaa: ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก ๐Ÿฎ๐Ÿฏ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.
Waxaan idin rajaynaynaa inaad ka faaโ€™iideysataan fadliga 10-ka dambe ee Ramadaan lana imaadaan Alle bari, Alle ha idin aqbalo ducadiina iyo camalkiina.
Fasaxa 10-ka dambe ee bisha Ramadaan iyo maalmaha ciidda.

Waa in aan badinno salaadda, Qurโ€™aan akhriska, sadaqada, iyo samafalka kuna duceysanno ducadii uu Nabigu ๏ทบ na baray: โ€œุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุฅูู†ู‘ูŽูƒูŽ ุนูŽูููˆู‘ูŒ ุชูุญูุจู‘ู ุงู„ุนูŽูู’ูˆูŽ ููŽุงุนู’ูู ุนูŽู†ู‘ููŠโ€

Allaha na Waafajiyo Fadliga 10 Ka danbe Bisha Barakeysan Ramadaan.

Universal Primary And Secondary School

05/03/2026

. Inaa Lillaahi Wa-inaa Ilayhi Raajicuun.

Maamulka,macalimiinta iyo ardayda dugsiga Universal Primary And Secondary School waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay allah yarxame Axmed Waare Fiidow oo ku geeriyooday Degmada Beledweyne.

Ilaahay marxuumka ha u naxariisto inagana samir iyo iimaan taama haynaga wada siiyo.

Aamiin, Aamiin, Aamiin

14/02/2026

Waxaan hambalyo leenahay 3 arday ee Secondary-ga Ee ugu sareysa imtixaanka Mid-term-ka ee sanad-dugsiyeedka 2025โ€“2026.

Top 3 Students.

Photos from Universal Primary And Secondary School's post 30/01/2026

#๐‘บฬฒฬ…๐’‚ฬฒฬ…๐’˜ฬฒฬ…๐’Šฬฒฬ…๐’“ฬฒฬ…๐’‚ฬฒฬ…๐’…ฬฒฬ…๐’‚ฬฒฬ…:-Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 85aad ee Dugsiga Universal School Of Languages ee Magaalada Baladweyne waxaa ka aflaxday 29/01/2026 arday tiradooda gaareysa 80 arday.

Want your school to be the top-listed School/college in Beledweyne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Shek Ali Bod Road
Beledweyne