Al jazeera Institute Of Computer,Languages, Scientific Subjects and Health

Al jazeera Institute Of Computer,Languages, Scientific Subjects and Health

Share

๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐๐š๐ ๐ž ๐€๐ฅ jazeera Institute Of Computer Languages and Health Training

11/06/2026

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

Jimco Mubaarak dhammaan walaalaha Muslimiinta ah. Maanta waa maalin barakeysan oo Alle SWT u gaar yeelay ummadda Nabi Maxamed ๏ทบ.
Aan ka faaโ€™iidaysanno maalintan akhriska Qurโ€™aanka Kariimka ah, salaadda Nabi Maxamed ๏ทบ, ducada iyo camalka wanaagsan.
Waxaan Alle ka baryayaa inuu naga aqbalo cibaadadeenna, dambigeennana dhaafo, qalbiyadeennana ku sugo iimaanka.

Jimco Mubaarak. Alle ha inaga dhigo kuwii kheyrka ku kulma, kheyrkana ku kala taga. Aamiin. ๐Ÿคฒ๐ŸŒฟ

30/05/2026

Schoolka Aljazeera Waxoow Bilaabayaa Xirfada Saxaafada.
Waxaan rajeeynaayaa Dhamaantiin Inaad kafaa-ididoontaan insha allah
Dhis Aqoontaada si-aad U Noqoto Qof Bulsha wax-utara

28/05/2026

๐Ÿฅ๐Ÿ“ข FURSAD WANAAGSAN โ€“ GENERAL HEALTH COURSE ๐Ÿ“ข๐Ÿฅ

Ma doonaysaa inaad barato aqoonta caafimaadka aasaasiga ah?
Haddaba ka faaโ€™iideyso General Health Course cusub oo bilaabanaya:

๐Ÿ—“๏ธ Khamiis โ€“ 4 June 2026
โฐ Diiwaangelintu way furan tahay hadda
๐Ÿ“ Goobta: Al-Jazeera Institute
๐ŸŽ“ Nooca Casharka: Offline Class
๐Ÿ•’ Muddada Course-ka: 5 Bilood

๐Ÿ“š Waxyaabaha lagu baranayo:
โœ… First Aid & Vital Signs
โœ… Anatomy & Physiology
โœ… Pharmacology
โœ… Communicable & Non-Communicable Diseases
โœ… Basic Nursing Skills

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Macallimiin leh khibrad caafimaad
๐ŸŽ–๏ธ Shahaado la aqoonsan yahay ayaa la bixinayaa

๐Ÿ“ž Isdiiwaangeli hadda โ€“ Boosasku waa xadidan yihiin!

โœจ Mustaqbalkaaga caafimaadka maanta ka bilow Al-Jazeera Institute!

27/05/2026

Waxaan halkaan Hamplyo ciidul udxiyada Aawgeed Hawada U marinaayaa U Mada muslimka meelkasto Aay dunida Kajoogaan Gaar Ahaan schoolka Aljazeera Waxaan Leeyahay Dhamaantiin Bashbash Iyo Baraara kuciida ciidaan ciideedakale Nabad Iyo Barwaaqo Illah Hanagu gaarsiiyo.

26/05/2026

๐Ÿ“ข ๐•Ž๐”ธโ„๐”พ๐”ผ๐•ƒ๐•€โ„• ๐”ฝ๐”ธ๐•Š๐”ธ๐• โ€“ โ„‚๐•€๐•€๐”ป๐•Œ๐•ƒ ๐”ธ๐”ป๐•๐”ธ๐”ธ๐ŸŒ™โœจ

Maamulka ๐€๐ฅ-๐‰๐š๐ณ๐ž๐ž๐ซ๐š ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ, ๐‹๐š๐ง๐ ๐ฎ๐š๐ ๐ž๐ฌ & ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ๐˜ผ๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™–, ๐™ˆ๐™–๐™˜๐™–๐™ก๐™ž๐™ข๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™’๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™™๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– in uu bilowday fasaxa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

๐Ÿ—“๏ธ *Fasaxa wuxuu bilaabanayaa:*
๐Ÿ“… *25 May 2026*

๐Ÿ—“๏ธ *Dib waxaa waxbarashada loo bilaabi doonaa:*
๐Ÿ“… *31 May 2026*

๐ŸŽ‰ Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa Ciidul Adxaa, gaar ahaan ardayda iyo bahda Al-Jazeera Institute.

๐ŸŒŸ Ciid Wanaagsan & Farxad Ku Ciida! ๐ŸŒŸ

๐Ÿ“ Al-Jazeera Institute โ€“ Beledweyne, Hiiraan
๐Ÿ“ž 0612847287 / 0618164476

wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda, macalimiinta iyo waalidiinta in uu School Galay fasaxa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

-๐‰๐š๐ณ๐ž๐ž๐ซ๐š ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ, ๐‹๐š๐ง๐ ๐ฎ๐š๐ ๐ž๐ฌ & ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐ 

21/05/2026

JIMCO MUBARAK ๐ŸŒธ

Dhamman ummada islamka iyo bahda Rer Al jazeera Institute Of Computer,Languages, Scientific Subjects and Health mel waliba aad jogtaaan jimco Mubarak.

Alle ha inaga dhigo kuwa ka faaโ€™iideysta kheyrka iyo barakada maalinta Jimcaha.
Ilaahay ha inoo aqbalo ducada, dambigana ha inoo dhaafo. ๐Ÿคฒ

๐Ÿ“– โ€œKu badiya saliga Nabiga ๏ทบ maalinta Jimcaha.โ€

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ โค๏ธ

Jimco wanaagsan dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan. ๐ŸŒ™

21/05/2026

Waa-arday kamid ah Ardada Baratah Fagaara Kahadalka Oo Soo-jeedinaayo Barnaamij

20/05/2026

๐ŸŽ“ OGEYSIIS ONLINE CLASS โ€“ BASIC COMPUTER APPLICATION

Ma rabtaa inaad barato xirfadaha aas-aasiga ah ee Computer-ka adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo?
Haddi jawabtadu tahay haa.
Hadda waa fursaddaadii!

๐Ÿซ Al jazeera Institute Of Computer,Languages, Scientific Subjects and Health
waxay bilaabeysaa โ€“ BASIC COMPUTER APPLICATION

๐Ÿ“š Waxyaabaha aad baran doonto:
โœ… 1. Microsoft Windows 10
โœ… 2. Microsoft Word
โœ… 3. Microsoft Excel
โœ… 4. Microsoft PowerPoint
โœ… 5. Microsoft Access
โœ… 6. Typing Skills

โฐ Duration: Waqtiga Xisadaha wa 4 day/Week
๐Ÿ“ Habka Casharka: Online (Telegram)
๐Ÿ•’ Waqti Dabacsan: Baro waqtiga kuugu habboon

๐Ÿ’ก Faaโ€™iidooyinka Aad Heleeyso:
โœ”๏ธ Casharo fudud oo step-by-step ah
โœ”๏ธ Practical & Hands-on Training
โœ”๏ธ Video Lessons iyo Study Materials
โœ”๏ธ Macalin ku caawinaya mar walba
โœ”๏ธ Certificate of Completion

๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“ Yaa Ka Qeyb Geli Kara?
โ€ข Ardayda
โ€ข Shaqaalaha
โ€ข Ganacsatada
โ€ข Qof kasta oo doonaya inuu horumariyo xirfadiisa Computer-ka

๐Ÿ“… Start Date: NOW!
๐Ÿ‘‰ Isdiiwaangeli maanta oo si degdeg ah u bilow casharkaaga.

๐Ÿ“ฒ Telegram Channel:
t.me/Aljazeerainstitute

๐Ÿ“ž Wixii Faahfaahin Ah Kala Xiriir:
0612847287
0618164476

๐Ÿ”ฅ Invest in Yourself, Build Your Future!

18/05/2026

๐ŸŽ“ MACHADKA BARASHADA XIRFADAHA COMPUTER IYO LUUQADAHA EE AL-JAZEERA ๐Ÿ’ป๐Ÿ“š

๐Ÿ“ข Ma dooneysaa inaad horumariso aqoontaada oo aad barato xirfado muhiim u ah mustaqbalkaaga?
Al jazeera Institute Of Computer,Languages, Scientific Subjects and Health wuxuu kuu hayaa waxbarasho tayo leh iyo macallimiin khibrad sare leh!

๐Ÿ“š Qeybaha Waxbarashada:
๐Ÿ’ป Barashada Computer-ka
โœ… Typing Skills
โœ… Microsoft Windows 10
โœ… Microsoft Word
โœ… Microsoft Excel
โœ… Microsoft Access
โœ… Microsoft PowerPoint

๐Ÿงช Scientific Subjects
โœ… Biology
โœ… Chemistry
โœ… Mathematics
โœ… Physics

๐Ÿ—ฃ Luuqadaha
โœ… Af-Soomaali
โœ… English Language
โœ… Carabi
โœ… Naxwaha
โœ… Sarfiga
โœ… Xisaabta 1-8

๐Ÿฅ Health Courses
โœ… First Aid & Vital Sign
โœ… Communicable Disease
โœ… Anatomy & Physiology
โœ… Pharmacology
โœ… Midwifery
โœ… Laboratory

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Waxaan kuu diyaarinay:
โœ” Waxbarasho tayo leh
โœ” Macalimiin khibrad leh
โœ” Maadooyin ballaaran
โœ” Mustaqbal wanaagsan

๐Ÿ”ฅ โ€œBaro Xirfad, Dhiso Mustaqbal!โ€

๐Ÿ“ Goobta: Al-Jazeera Institute
๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir:

0612847287
0618164476

17/05/2026

๐Ÿšจ FASAL CUSUB OO COMPUTER AH AYAA FURMAY! ๐Ÿ’ปโŒจ๏ธ

Ma dooneysaa inaad barato xirfadaha Computer-ka ee maanta shaqooyinka looga baahan yahay?
Al jazeera Institute Of Computer,Languages, Scientific Subjects and Health ,waxaa furmaya fasal cusub oo aad ku baraneyso:

โœ… Microsoft Windows 10
โœ… Professional Microsoft Word
โœ… Professional Microsoft Excel
โœ… Professional Microsoft Access
โœ… Professional Microsoft PowerPoint
โœ… Typing Skills (Latin)

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Waxaa casharada bixinaya:
Eng. Mohamed M. Gure Parfasorka oo leh khibrad dheer dhanka Computer-ka iyo diyaarinta documents-ka Professional-ka ah.

๐Ÿ• Xilliyada:
โœ”๏ธ Full Time: 1:00am โ€“ 05:00pm
โœ”๏ธ Part Time: 8:00am โ€“ 11:00am

๐Ÿ“… Bilaabashada: 17/05/2026
๐Ÿ“ Goobta: Al-Jazeera Branch
โณ Muddada: 5 Bilood

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
0618-164476
0612-847287

๐Ÿ”ฅ Baro xirfad maanta ku anfici doonta berrito!

Want your school to be the top-listed School/college in Beledweyne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Kasoo Horjeedka Hilaac Restaurant Beletwein, Hiiran
Beledweyne