Hoggaan Academy

Hoggaan Academy

Share

Akademiyadda Hoggaan waa hoyga cilmiga teknolajiyadda dalka.

15/08/2026

Maamulka, Macallimiinta iyo Dhammaan hawl-wadeennada Akadeemiyadda Hoggaan Academy waxey hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan aradyda soomaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka shahaadiga Fasalka 12aad.

Hambalyo 🎊

09/08/2026

Welcome to Hoggaan Academy

25/07/2026

Hoggaan Academy waxay aaminsan tahay in aqoonta Computer-ku ay tahay furaha fursadaha berri.

Waxaan ku tababarnaa ardaydeenna xirfadaha casriga ah si ay u noqdaan hormuudka tiknoolajiyadda iyo hal-abuurka bulshada.

Ku soo biir Hoggaan Academy, oo dhis mustaqbalkaaga maanta iyo beri.

Photos from Hoggaan Academy's post 22/07/2026

Hoggaan Academy waxay ku faantaa ardaydeeda baranaya Cilmiga Computer-ka. Waxaan u diyaarineynaa jiil leh aqoon, xirfad, iyo hal-abuur si ay ugu guuleystaan dunida tiknoolajiyadda.

Hoggaan Academy – Halka Mustaqbalku Ka Bilowdo.

16/07/2026

SIDA ALIBABA ALAAB LOOGA DALBADO

Photos from Hoggaan Academy's post 13/07/2026

WELCOME HOGGAN ACADEMY

26/05/2026

Ciid Wanagsan Dhamman Umadda Muslimiinta Ah

17/05/2026

Waxa aan Soo Kordhinay Odoo Coures oo aan U qaadanyno Arday Xadidan

11/05/2026

Build Your Skills

10/05/2026

Want your school to be the top-listed School/college in Beledweyne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Yoobsan Market
Beledweyne
252