🎤 Waxaa si toos ah u bilaawaday Barashada Public Speaking Full Time ee Machadka Al-Luqmaan!
📍 Koorsadan waxa ay ka socotaa
Machadka Al-Luqmaan
gudaha Jaamacadda Greenhope
gaar ahaan Branch One – Yoobsan.
✨ Koorsadan waxaa ardayga lagu bari doonaa:
✅ Sida kalsooni leh loogu hadlo bulshada hortooda
✅ Farsamooyinka khudbad jeedinta casriga ah
✅ Habka loo diyaariyo speech soo jiidasho leh
✅ Xirfadaha codka iyo body language-ka
✅ Sida loo maareeyo cabsi hadalka (stage fear)
✅ Communication & Leadership Skills
✅ Dood cilmiyeed iyo Presentation Skills
✅ Practical iyo tababar toos ah
🎯 Haddii aad rabto: ✔️ Kalsooni hadal
✔️ Hogaamin wanaagsan
✔️ Xirfad bulshada dhexdeeda kaa muuqata
Koorsadan waa fursaddaada! 🌟
📞 Contact: 0616107869
Dugsiga H/Dhexe ee Al-Luqmaan
Asc wll maadamad soo booqatay page keena kuso dhawaw Gacmo furan iyo Qalbi furan welcome our college
12/05/2026
🎤 Waxaa si toos ah u bilaawaday Barashada Public Speaking Full Time ee Machadka Al-Luqmaan!
📍 Koorsadan waxa ay ka socotaa
Machadka Al-Luqmaan
gudaha Jaamacadda Greenhope
gaar ahaan Branch One – Yoobsan.
✨ Koorsadan waxaa ardayga lagu bari doonaa:
✅ Sida kalsooni leh loogu hadlo bulshada hortooda
✅ Farsamooyinka khudbad jeedinta casriga ah
✅ Habka loo diyaariyo speech soo jiidasho leh
✅ Xirfadaha codka iyo body language-ka
✅ Sida loo maareeyo cabsi hadalka (stage fear)
✅ Communication & Leadership Skills
✅ Dood cilmiyeed iyo Presentation Skills
✅ Practical iyo tababar toos ah
🎯 Haddii aad rabto: ✔️ Kalsooni hadal
✔️ Hogaamin wanaagsan
✔️ Xirfad bulshada dhexdeeda kaa muuqata
Koorsadan waa fursaddaada! 🌟
📞 Contact: 0616107869
02/05/2026
🌟 Guul iyo Hambalyo 🌟
Cabdi Guuraw waa mid kamid ah ardayda ka baranaya xirfadda Public Speaking, waxayna si muuqata u muujisay dadaal, karti iyo han sare.
Dadaalkaas joogtada ah ayaa u suurto geliyay inay gaarto dhibcaha ugu sarreeya ee Test Examination Presentation 🎯
Waxaa lagu qiimeeyay:
🎤 Codka (Voice Clarity)
📚 Xogta (Content)
🧍♀️ Body Language
👀 Eye Contact
💪 Confidence
✨ Dhammaan dhinacyadaas waxay ka muujisay heer sare oo xirfadeed!
🎊 Congratulations Maria! 🎊
Waxaad noqotay tusaale dhiirigelin u ah ardayda kale.
📍 AL Luqmaan Academy
🗣 Public Speaking – Part Time
🏫 Baladweyne University
⏰ Time: 3:30 PM
👨🏫 Coach: Bilaal Daahir Waaneey
👏 Sii wad guusha, mustaqbal ifaya ayaad u socotaa!
02/05/2026
Warbixin: Presentation Day – Dufcadii 2aad Public Speaking, Al-Luqmaan Academy
Waxaa si heer sare ah uga qabsoomay Al-Luqmaan Academy maalinta bandhigga ardayda (Presentation Day) ee dufcadii 2aad ee baratay xirfadda Public Speaking. Maalintan waxay ahayd mid si weyn loo sugayay, islamarkaana ardaydu ku soo bandhigeen aqoontii iyo xirfadihii ay muddada barashada ku soo tababareen.
Ardaydu waxay jeediyeen ciwaano qurux badan oo soo jiidasho leh, kuwaas oo taabanayay dhinacyo kala duwan oo nolosha ah. Mid kasta oo ka mid ah ardayda wuxuu muujiyay faham iyo diyaargarow muuqda, taasoo ka dhigtay bandhigga mid xiiso gaar ah leh.
Waxaa si gaar ah loo qiimeeyay qodobadan muhiimka ah:
Codka (Voice Clarity): Ardaydu waxay muujiyeen cod cad oo si fiican loo maqli karo.
Content: Qoraallada iyo fikradaha la soo bandhigay waxay ahaayeen kuwo qoto dheer oo si habeysan loo diyaariyay.
Eye Contact: Inta badan ardaydu waxay si kalsooni leh ula xiriireen dhageystayaasha iyagoo isticmaalaya indho-ku-eegis sax ah.
Body Language: Dhaqdhaqaaqyada jirka waxay ahaayeen kuwo taageeraya fariinta la gudbinayo.
Confidence: Kalsooni sare ayaa ka muuqatay ardayda, taasoo ahayd mid si weyn loo bogaadiyay.
Guud ahaan, ardaydu waxay muujiyeen dadaal, karti, iyo horumar muuqda, taasoo caddeyn u ah in tababarku uu miro dhalay. Maalintan waxay noqotay mid dhiirrigelin u ah ardayda kale, isla markaana xoojisay muhiimadda ay leedahay barashada xirfadaha hadalka iyo soo jeedinta.
Presentation Day-ga dufcadii 2aad wuxuu ahaa guul weyn oo muujisay awoodda iyo hibada dhallinyarada. Waa tallaabo muhiim ah oo u horseedaysa mustaqbal ifaya iyo hoggaan wax ku ool ah.
Dugsiga H/Dhexe ee Al-Luqmaan Waa Hoyga dhisa Mustaqbalka Berito
Kulankii 1aad ee Ardyda dufcadii 2aad ee Public Speaking ee Al-Luqmaan Dugsiga H/Dhexe ee Al-Luqmaan
Maanta Baro ee berito noqo Hadle Saameeya bulshadiisa
Our Voice is Our Power 🔋
Waxii Faahfaahin Dheeraad Number ka Hoos ku qoran;-
0616107869
14/02/2026
Sawirada Qaybta 3aad ee Daahfurka Dugsiga H/Dhexe ee Al-Luqmaan iyo Munaasabada qalin jabinta Dufcadii 1aad ee Public Speaking
Congratulations 🎊
14/02/2026
Sawirada Qaybta 2aad ee Munaasabada Daahfurka Dugsiga H/Dhexe ee Al-Luqmaan iyo Dufcadii 1aad ee Xirfadda Barashada Fagaaro Ka Hadalka
Congratulations 🎊
14/02/2026
Sawirada Qaybta 1aad ee Munaasabada Daahfurka Dugsiga H/Dhexe ee Al-Luqmaan iyo Dufcadii 1aad ee fagaaro ka hadalka
Congratulations 🎊
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Beledweyne
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |