01/02/2024
Ogeeysiyay muhiim ah
Ku Soo Dhawoow madarasa Daarul Qur.aan Xifdinta quraanka Kiriimka Iyo Tarbiyada Islaamka Baladweyne Somalia
01/02/2024
Ogeeysiyay muhiim ah
08/07/2022
08/07/2022
غدا يوم عرفة أفضل أيام الدنيا فألحّوا في الدعاء ، ولا تنسوا من محبيكم.
وحاولوا أن تجمعوا في هذا اليوم بكل أنواع الخير.
الصلاة ، الصدقة ، التكبير ، والتحميد ، والتهليل ، والتسبيح والصلاة على الحبيب صلى الله عليه وسلم ، وعيادة المرضى ، وبر الوالدين ، ومساعدة المحتاجين.
وتذّكروا العفو عن كل من يؤذيكم.
ونسأل الله بكرمه ورحمته أن يتقبل منا دعواتنتا.
Barri waa carafa , maalinta maalmaha adduunka ugu qaalisan , ku xeel dheeraada ducada , walaalihiinna aad jeceshihiinna ha illaawina.
Waxad isku daydaan inaad kulmisaan dhammaan noocyada khayrka sida: salaadda, sadaqada, takbiirta , taxmiidda , tahliisha , tasbiixda , salliga nabiga scw , booqashada bukaanka , usamo falka waalidka , caawinta dadka baahan.
Hana illaawina inaad cafisaan cid kasta oo idin dhibtay , ama idin xumaysay.
Ilaahay waxaynu ka baryaynaa inuu innaga aqblo baryadeenna.
25/04/2022
Usaame maxamad buraale waa ardaygii kaalinta 3aad ee 10 jus qur,aanka ku guuleestay kana so cday madarasada barakeeysanee Daarul qur,aan tartanki ka dhacay masjidka alnuur ee baladweyne
25/04/2022
Hanad deeriye maxamad waa ardaygii kaalinta 3aad ee 15 jus qur,aanka ku guuleestay kana so cday madarasada barakeeysan ee Daarul qur,aan tartanki ka dhacay masjidka alnuur ee baladweyne
25/04/2022
Liibaan xasan maadeey waa ardaygii kaalinta 1aad ee 30 jus qur,aanka ku guuleestay kana so cday madarasada barakeeysanee Daarul qur,aan tartanki ka dhacay masjidka alnuur ee baladweyne