Daryeel Primary And Secondary School

Daryeel Primary And Secondary School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daryeel Primary And Secondary School, Education, Beled Weyn.

26/05/2026

Maamulka, Macallimiinta, iyo Dhammaan Shaqaalaha Daryeel Primary and Secondary School waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan dhammaan ardayda dugsiga, waalidka, iyo umadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa.
โ€‹Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid barwaaqo, nabadgelyo, iyo farxad leh.
Kullu Caam Wa Antum Bilkhayr! ๐Ÿโœจ

.ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„

Photos from Daryeel Primary And Secondary School's post 19/05/2026

Tartan Aqooneedka sanad laha ah ee Dugsiga Daryeel ayaa maalintii 3aad loo qabtay labada fasal ee kala ah 6-aad A iyo 7-aad ayadoona guushu raacday fasalka 6-aad A

Horumar wacan Dhammaan Bahda Daryeel Primary And Secondary School

Photos from Daryeel Primary And Secondary School's post 07/05/2026

Tartan Aqooneedka sanad laha ah ee Dugsiga Daryeel ayaa maalintii 2aad loo qabtay ah labada fasal ee kala ah 6-aad iyo 5-aad ayadoona guushu raacday fasalka 6-aad.

Horumar wacan Dhammaan Bahda Daryeel Primary And Secondary School

Photos from Daryeel Primary And Secondary School's post 05/05/2026

Tartan Aqooneedka sanad laha ah ee Dugsiga Daryeel ayaa maanta si toos ah loogu daah furay labada fasal ee kala ah 9-aad iyo 8-aad ayadoona guushu raacday fasalka 8-aad.

Horumar wacan Dhammaan Bahda Daryeel Primary And Secondary School

02/05/2026

Dhamaan bahda jecel waxbarashada iyo Xirfadaha ee kunool Magalada Baladweyne halaga faa,ideeysto fursadaan dahabiga ah ee Dugsiga Daryeel idiin soo kordhiyaya.

Want your school to be the top-listed School/college in Beled Weyn?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Beled Weyn