21/11/2021
Iyadoo la tixraacayo ogeysiiskaan kasoo baxay wasaaradda waxbarashada , ayaa waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardeyda iyo waalidiintooda in maalinta berito ah uu fasax yahay iskuulka.
Hambalyo maalinta macalinka .
18/11/2021
Maamulka iyo Macalimiinta iskuulka Mustafa Sheikh P&SS waxa ay halkan Hambaliyo igu dirayaan Macalin Abdullahi Ali guusha aad gartay.go forward.
30/09/2021
Form one vs Form two.
Tartanka Aqoon iyo Akhlaaq.
29/09/2021
Maanta oo Taariikhdu Tahay 29/9/2021 iskuulka Mustafa Sheikh PSS Isbuucii 2aad Ka socoda Tartan Aqooneedkii Sanad Dugsiyeedkii 2021-2022 Waxana Tartanka u dhaxeeya 5A-6B waxana Guusha Raacdey 6A
Allah Mahad leh oo Si Nabad ah ayuu nogu Dhamaadey
15/09/2021
Education is our Dignity.