04/08/2026
📢 : DIIWAANGELIN + JIHEYN.
👨🏫Dhammaan Soo Codsadayaashii Buuxiyay Linkigii Horan Aan U Baahanay Ee Iyo Daneeyayaasha Kale Waxaa Lagu Wargelinayaa In Maalinta Beri Ee Arbacaa Ah La Buuxin Doono Warqadda Diiwaangelinta Rasmiga Ah Ee , Sidoo Kale Waxaa La Idiin Sameyn Doonaa Jiheyn Rasmi Ah Oo Ku Aaddan Koorsooyinka Iyo Sida Ay Kala Yihiin Xogohooda.
📅 : Arbaco
📅 : 5/8/2026
⏰️ Diiwaangelinta:4:00-6:00 pm Maqribnimo.
🏛 : Raamo Campus.
Soo Codsadayaasha Kale Ee Aanan Imaan Karin Jaamacadda Waxay La Xiriiri Karaan Lambarka Hoose👇
☎️+252618595999 Wicid Iyo WhatsApp
Ganaany University
fans
24/07/2026
Aadan Sheekh Saciid Guddoomiyaha Jaamacadda Iyo Kusimaha Guddoomiyaha SIMAD University Oo Yeeshay Kulan Looga Wada hadlay Wadashaqeyn Dhexmarta Labada Jaamacad.
Dr. Cabdullahi Axmed Oo Ah Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Maamulka Iyo Maaliyadda Jaamacadda Simad, Sidoo Kalana Ah Kusimaha Guddoonka Jaamacadda Ayaa Si Diiran Ugu Soo Dhoweeyay Xafiiska Guddoonka Wefdigaas Ka Socday Jaamacadda.
Guddoomiye Sheekh Adam Waxaa Kulanka Ku Wehliyay Mohamed Hassan Isak Guddoomiye Kuxigeenka Ahna Madaxa Arrimaha Xiriirka Jaamacadda.
Labada Jaamacad Ayaa Ku Heshiiyay In Laga Wada Shaqeeyo Iskaashiga Arrimaha Waxbarashada, Isdhaafsiga Khibradaha, Cilmibaarista Iyo Waxkasta Oo Lagu Horumarin Karo Waxbarashada Sare.
Ganaany University
fans
23/07/2026
.
Waxaan Hambalyo U Direynaa .Maxamud Axmed Jimcaale Oo Gollaha Wasiirrada Ay U Magacaabeen Inuu Noqdo Guddoomiyaha Gudiga Tacliinta Sare Ee Soomaaliya.
Howsha Allah Hakula Garab Galo.
fans
20/07/2026
: DIIWAANGELINTA DUFCAD CUSUB.
Dhammaan Xirfadle Kasta Ee Ka Shaqeeya Arrimaha Xisaabaadka Iyo Bangiyada Iyo Ardayda Barata Ee Doonaya Mustaqbalka Iney Noqdaan Xirfadle-yaal Caalami Ah Oo Dhinaca Xisaabaadka Ah, Waxaan Usoo Bandhigeynaa Koorsooyin Muhiim Ah Lehna Aqoonsi Caalami Ah Kuwaas Oo Kala Ah:-
1- Certificate of Proficiency in Financial Accounting Standards (CPFAS).
2- Certificate of Proficiency in Shariah Standardy (CPSS).
Xogta Koorsada.
Waxaa Bixin Doona Koorsooyinkaan Oo Ka Shaqeeya Xisaabaadka Iyo Hantidhowrka.
Koorsada Waa .
Waxaad Iska Diiwaangelineysaa Ganaany University Gaar Ahaan Compus One Oo Ku Dhegan Wasaaradda Caafimaadka KGS.
Ama Linkiga Hoose👇
https://forms.gle/Xh4YckAkuzHEBbmS6
Faahfaahin Dheeri Ah Kala Xiriir Lambarka Hoose
☎️+252618595999
🏛Ama Nagu Soo Booqo Jaamacadda .
Ganaany University
fans
XOGTA GUUD
Dhammaan Xirfadle Kasta Ee Ka Shaqeeya Arrimaha Xisaabaadka Iyo Bangiyada Iyo Ardayda Barata , Banking_And_Finance Ee Doonaya Mustaqbalka Iney Noqdaan Xirfadle-yaal Caalami Ah Oo Dhinaca Xisaabaadka Ah, Waxaan Usoo Bandhigeynaa Koorsooyin Muhiim Ah Lehna Aqoonsi Caalami Ah Kuwaas Oo Kala....
19/07/2026
إنا لله وإنا إليه راجعون، اللهم اغفرله وارحمه وعافه واعف عنه
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Aabe Sheekh Maxamed Cabdi.
Waxaan tacsi gaar ah u diraynaa Cabdirashiid Sheekh Maxamed Cabdi oo kamid ah ardayda jaamacadda, Aabe Allah Ha U Naxriisto.
Waxaan Alle SWT uga baryayaa inuu Aabe naxariistiisa Janno ka waraabiyo, qabrigiisana u waasiciyo, dhammaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
"إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى"
16/07/2026
.
Allah Ayaa Ku Mahadsan Inuu Si Qurux Badan Inoogu Soo Gebagebeeyay Maalmihii Difaacashada Buuggaagta Cilmi-Baarista Ee Ay Soo Diyaariyeen Ardaydeena Sharafta Lahaa Ee Sannadkaan Ka Qalinbedelanaya Jaamacadda.
Waxaa Sharaf Inoo Ah In Aan Bogaadino Dhammaan Ardaydeena Qeybahooda Kala Duwan Dadaalkii Iyo Dhiiiranaantii Ay Kaga Gudbeen Marxaladaha Waxbarashada Mudadii Afarta Sanno Aheyd Ee Ay Dhiganayeen Jaamacadda.
Waxay Ku Suntanaayeen, Akhlaaq, Aqoon Iyo Dulqaad, Waxay Xaqiijiyeen Guul Weyn Oo Ay Yartahay Iney Gaaraan Asaagooda.
Waxaan Kaloo Ku Bogaadineynaa Iney Sii Wadadaan Dadaalkooda Si Ay Wax U Taraan Bulshada Guud Ahaan, Gaar Ahaan Deegaankooda .
Waxaan Leenahay Waxaad Dhowaan Ku Biiri Doontaan Safiirrada Jaamacadda Iyo Aqoonyahannada Cusub Ee Badbaadin Doona Bulshadooda.
Guul Iyo Nolol Horumar Leh Baan Idiin Rajeyneynaa.
Ganaany University
fans