Al-xuneyn primary and secondary school

Al-xuneyn primary and secondary school

Share

Waa iskuul shaqeeyo gelinka h**e iyo gelinka dambe. Waxa uu ku yaalaa Degmada Buur Hakaba.

Photos from Al-xuneyn primary and secondary school's post 01/04/2026

Waxaa Maanta Oo ay Taariikhdu tahay 01.04.2026 Ardayda Al Xunayn U Fariisteen Imtixaan Bileedka 2aad Ee Sanad dugsiyeedka 2025-2026
Guud ahaan Ardayda Waxaan U Rajaynaynaa Natiijo Wanaagsan

10/03/2026

Maanta oo Tarrikhdu tahay 10/3/2026
Waxaan Noo bilowdey Fasaxii 10kii dambe ee bisha Ramadan iyo maalmaha ciida Alx

Photos from Al-xuneyn primary and secondary school's post 04/03/2026

MAANTA oo Taarikhda Tahay 4/3/2026
Waxaa noo tartamey Fasalka 10aad & Fasalka 7aad. Waxaa meeshaas guusha karaacdey Fasalka 10aad.

( Albums part one )

27/02/2026

Jimco Mubarik

Photos from Al-xuneyn primary and secondary school's post 25/02/2026

Arbaco :- 25.02.2026
Tartankeena Maanta Waxaa u dhexeeyay Fasalada Kala ah 7aad Iyo 11aad,
Guusha Waxaa Raacday Fasalka 7aad.

Photos from Al-xuneyn primary and secondary school's post 19/02/2026

Ujeeddo: Magacaabis
Maamulka Sare ee Iskuulka ayaa shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 18/02/2026 si sharaf iyo kalsooni leh u magacaabay Hassan Mohamed Hassan Osman maamul cusub oo hoggaanka iskuulka qaadi doona.

Hoggaamintu waa masuuliyad iyo adeeg bulsho, waana doorka qof leh aragti fog, dulqaad, iyo caddaalad. Waxaan rajaynaynaa in magacaabistani noqoto mid horseed u noqota horumar, nidaam iyo guul ay si wadajir ah u gaaraan macallimiinta, ardayda, iyo dhammaan bahda waxbarashada ee Al Xuneyn.

Ustaad, waxaan kuu rajaynaynaa in Ilaahay ku waafajiyo xilka laguu dhiibay, kana dhigo hoggaamiye raad wanaagsan reeba, kuna hoggaamiya iskuulka himilo iyo horumar muuqda.

19/02/2026

رمضان المبارك كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

18/02/2026

Fadliga bisha barakey Allah nasiyo

18/02/2026

Ramadaan Mubarik

Photos from Al-xuneyn primary and secondary school's post 18/02/2026

Arbaco :- 18.02.2026
Tartankeena Maanta Waxaa u dhexeeyay Fasalada Kala ah f:8aad Iyo 10aad,
Guusha Waxaa Raacday Fasalka f:10aad.

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo