Sh.asharow primary & secondary school

Sh.asharow primary & secondary school

Share

Pagekan waa pageka rasmiga ah ee Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee sh.asharow baydhabo

Photos from Sh.asharow primary & secondary school's post 09/06/2026

Wasaaradda Waxbarashada KGS waxaa ay shaacisey xaruumaha Ardeyda fasalka 8aad ay imtixaanka ku gelidoonaan .

ardeyda Iskuulka Sh.asharow waxaa ay ku gelidoonaan sedaxdan xaruumood oo kala ah.

1. Baidoa School (128 ardey) oo hotel RP place agtisa ah.
2. Sheekh Casharow(129 ardey) School oo iskuulkiina ah.
3. Bukhaari School (5 ardey) oo saldhiga bari agtisa ah.

Imtixaanka Alle Ha idin fududeeyo inshaa Allah.

Guul ayaan idin rajeyneynaa.

Family

Photos from Aaran Studio's post 03/06/2026

Sawiro Q1aad:
Ardeyda fasalka 12aad ee iskuulka Sh.asharow primary & secondary school ayaa maanta dhigtey xafladii dhaabuur xirashada ee iskuulka.
studio

Photos from Aaran Studio's post 03/06/2026

Sawiro Q2aad:
Ardeyda fasalka 12aad ee iskuulka Sh.asharow primary & secondary school ayaa maanta dhigtey xafladii dhaabuur xirashada ee iskuulka

Photos from Aaran Studio's post 03/06/2026

Shahaado gudoonsiinta macaliimiinta iyo maamulka iskuulka Sh.asharow primary & secondary school

03/06/2026

Hadal jeedintii Maamulaha Dugsiga .Axmed Xasan Cabdiraxmaan.

Photos from Aaran Studio's post 03/06/2026
Photos from Aaran Studio's post 03/06/2026

Sawiro Drone: Xaflada dhaabuur xiritaanka Fasalka 8aad ee Iskuulka Sh.asharow primary & secondary school
Aaran Studio

02/06/2026

Maamulaha Iskuulka Sh.asharow PSS Dr. AXMED XASAN CABDIRAXMAAN ayaa ka qaybgaley xaflada Dhaabuurka Dugsiga Sh.Aweys PSS.

Wuxuu hambalyo iyo bogaadin udirey ardeyd dhamaan iyo kuwa shahaadiga ah.

01/06/2026

🎓 Xafladda Dhaaburka Fasalka 8aad – Dufcadii 11aad 2025–2026 🎓

Maamulka iyo macallimiinta Sheikh Asharow Primary & Secondary School waxay si sharaf iyo farxad leh ugu hambalyeynayaan dhammaan ardayda fasalka 8aad ee qalinjebinaysa sanad dugsiyeedka 2025–2026.

Waxaan si xushmad leh ugu casuumeynaa waalidiinta, asxaabta, iyo bulshada inteeda kale inay nagala soo qayb galaan xafladda dhaaburka ardayda.

📅 2 June 2026
🕗 8:00 AM
📍 Baidoa – Somalia

“Kasoo qayb galkaagu waa inoo muhiim.”
Hambalyo ardaydeena. Waxaan idiin rajaynaynaa guul, horumar iyo mustaqbal ifaya. 🌟🎓

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Sharif Gacamey
Baydhabo