مدرسة سنابل الاساسية والثانوية Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Sanaabil

مدرسة سنابل الاساسية والثانوية Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Sanaabil

Share

Every child deserves education. Knowledge is the strongest weapon we have.

13/05/2026

Natiijada k**a dambeyska ah ee tartaankii maanta ee u dhaxeeyey labada kooxood ee kala ahaa kooxda 6A iyo kooxda 5aad.

Photos from ‎مدرسة سنابل الاساسية والثانوية Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Sanaabil‎'s post 13/05/2026

Qaar ka mid ah sawirada maanta ee tartanka u dhaxeeyey labada kooxood ee 6A iyo 5aad.
Tartan Aqooneedka Aqoon iyo Aqlaaq.
Dugsiga Sanaabil hoyga cilmiga iyo akhlaaqda.

05/05/2026

📢 FASAX

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Sanaabil in dugsigu uu geli doono fasax.

Fasaxan waxaa la bixinayaa annagoo tixgalinayna amarka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare DowladdaKoonfur Galbeed , maadaama ay bilaabaneyso doorashada deegaanada.

🗓️ Fasaxu wuxuu bilaabanayaa:
Maalinta Arbaco – 06 May 2026

🗓️ Fasaxuna wuxuu ku egyahay:
Maalinta Axad – 10 May 2026

📚 Inta lagu jiro muddada fasaxa, ardayda waxaa lagu dhiirigelinayaa in ay dib u akhriyaan casharadooda si ay u xoojiyaan waxbarashadooda.

🖊️ Maamulka Dugsiga
Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Sanaabil

Photos from ‎مدرسة سنابل الاساسية والثانوية Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Sanaabil‎'s post 02/05/2026

📚✨ Horumar muuqda, Himilo sare! ✨📚

waxay ka tarjumayaan iftiinka aqoonta iyo dadaalka ardadeenna qiimaha badan. Waa jiil leh rajo, karti iyo anshax, oo ku tallaabsanaya waddadii guusha iyo horumarka.

Dugsigeennu wuxuu ku faanaa bixinta waxbarasho tayo sare leh, oo dhisa maskax furan, kobcisa hibada, isla markaana diyaariya arday mustaqbal ifaya leh. Ma aha oo kaliya meel wax lagu barto, balse waa hoy lagu barbaariyo hoggaamiyeyaasha berri.

🌱 “Aqoontu waa iftiin; qofkii kasbadaana wuxuu iftiimiyaa noloshiisa iyo tan bulshada.”

Waxaan sii wadi doonnaa dadaalka, si aan u gaarno heerar ka sarreeya kuwii h**e, una abuurno jiil ka duwan kii shalay.

Photos from ‎مدرسة سنابل الاساسية والثانوية Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Sanaabil‎'s post 29/04/2026

“ waxbarashadu waa qadhaadh, laakiin midhaha waa macaan.”
Maanta ardadeennu waxay muujiyeen kartidooda iyo dadaalkooda tartan xiiso leh. Waan ku faanaynaa! 👏
Tartan + Aqoon + Farxad = Maalin aan la ilaawi karin! 💛📚 مدرسة سنابل الاساسية والثانوية Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Sanaabil

Photos from ‎مدرسة سنابل الاساسية والثانوية Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Sanaabil‎'s post 22/04/2026

Maanta oo ay taariikhdu aheyd 22 Apr 2026 kuna beegneyd 22 dulqaadah 1447 hijri waxaa si toos inoogu bilaabmey tartan aqooneedkeenii AQOON & AQLAAQ, halkaas oo ay ku tartameen labada kooxood ee kala ah: 7aad B & 8aad A.
Waxayna halkaas guushu ku raacdey kooxda 7 aad B.

09/04/2026

Ilaahay idinkii waxaa inoo bilaaban Donna bileed maalinta sabtida ah taariikhduna ay kubeegantahay 11/04/2026 مدرسة سنابل الاساسية والثانوية Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Sanaabil

05/04/2026

Mustaqbalka ee Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Sanaabil!
Ilmo kasta wuxuu leeyahay awood uu ku karo. Dugsiga Sanaabil, waxaan kobcinnaa maskaxda carruurta anagoo @ siinayna aqoon, anshax, iyo qiyam adag si ay u helaan mustaqbal ifaya.
🎓 Isdiiwaangeli maanta oo ka mid noqo heer sare!
📞 WhatsApp: 0615028169 | 0618027469

04/04/2026

Inspiring the Future at Sanaabil Primary and Secondary School!

Every child has the potential to shine. At Sanaabil School, we nurture young minds with knowledge, discipline, and strong values for a brighter tomorrow.

🎓 Enroll today and be part of excellence!
📞 WhatsApp: 0615028169 | 0618027469

31/03/2026

Ogeysiis..
Dib u Furista Iskuulka!

Waxaa si rasmi ah dib inoogu furmaya iskuulkeenna, waxaana ku faraxsanahay inaan dib iskugu soo laabanno muddo dheer ka dib.

📅 Taariikhda Furitaanka: 4 April 2026, maalin sabti ah.
📞 Nagala soo xiriir: 0615028169 | 0613048230.

24/02/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH

Maamulka Sanaabil Primary and Secondary School wuxuu ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda in dhismaha iskuulka lagu wado dayactir iyo dib-u-habeyn.

Sidaas darteed, waxaa si ku-meel-gaar ah loo fasaxayaa ardayda laga bilaabo 24/02/2026 ilaa 03/03/2026, kuna beegan 7da bisha ramadaan illaa 14ta bisha ramadaan.

Waxbarashadu waxay dib u bilaaban doontaa taariikhda 14ta bisha ramadaan Insha Allah.

Wabillaahi Towfiiq.

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Baydhabo
252