Top ten : Number of billionaires by city
1. 🇺🇸 New York: 119
2. 🇬🇧 London: 97
3. 🇮🇳 Mumbai: 92
4. 🇨🇳 Beijing: 91
5. 🇨🇳 Shanghai: 87
6. 🇨🇳 Shenzhen: 84
7. ðŸ‡ðŸ‡° Hong Kong: 65
8. 🇷🇺 Moscow: 59
9. 🇮🇳 New Delhi: 57
10. 🇺🇸 San Francisco: 52
(Hurun Research Institute)
Golden Horizon College
I'm Hussein.
I can't stop laughing 🤣 🤣🤣🤣
24/08/2022
Sheeko Qosol badan : Ha i soo marin
Beri baa wadaad ari yar meel baadiya ah ku haysta ayaa nin u soo martiyey.
Wadaadkii ninkii si fiican buu u soo dhoweeyey, gogol wanaagsan ayuu geed u dhigay.
Wadaadku martigelinta ninka waxa uu ugu tala galay hilib, caano iyo bariis. Markii h**e hilibkii ayuu u geeyey, markii uu soo noqday buu arkay ninkii oo hilibkii dhamaystey, misana caanihii hor dhigay, markaas ayuu haddana gurigii ku noqday si uu bariiska u soo qaado, markii uu soo noqday waxa uu arkay ninkii oo caanihii dhamastey, bariiskii buu hordhigay markasd ayuu bariiskii gebigiisaba laba jeer qaatey.
Wadaadkii ninkii cir weynidiisii iyo dhakhsihii uu wax u canaayey ayaa fajac iyo yaab gelisay, markaas ayuu ku yiri:
Wadaadkii: war xaggee ayaad ku socotaa?
Ninkii: cisbitaalka magaalada.
Wadaadkii: oo maxaa ka doonaysaa?
Ninkii: nin takhtar ah oo wanaagsan baa la iigu sheegay.
Wadaadkii: oo miyaad bugtaa?
Ninkii: haa
Wadaadkii: sidee laguu hayaa?
Ninkii: cuntada ayaanan si fiican u qaadan karin, waxa aan doonayaa in uu takhtarka uu i siiyo dawo cuntada ii furta.
Wadaadkii baa la yaabay, markaas ayuu ku yiri: " walaal waxa aan kaa codsanayaa in aanad i soo marin marka aad takhtarka ka soo noqotid ee ay cuntadu kuu furanto" .
10/06/2021
Tijaabi garaadkaaga
3 = ?
10/09/2020
Jaamica Weyn ee Algeria 🇩🇿
Waa Masjidka ugu weyn Aljeeriya iyo Afrika ahna masjidka saddexaad ee ugu weyn caalamka marka laga reebo masjid xaramka iyo masjidka nabiga ee madaiina wuxuuna ku fadhiyaa bad gaaraya 400,000 oo mitir laba jibaaran wuxuuna leeyahay minaarada ugu dheer caalamka dheerarkeeduna gaaraya 265 mitir .
wuxuuna ku yaalaa xaafadda Muxammadiyah ee bariga caasimada, Algeria ee Algiers .
waxaana ku tukan karo halkii mar dad gaarayso 120,000 oo qof sidoo kale masjidka ayaa leh sedex dabaq oo dhulka hoostiisa oo baarkinka gawaaridaa la dhigo oo qaadi kara 6,000 oo gaari iyo malcamado lagu barto diinta Islaamka iyo maktabad aad u weyn .
masjidkaan ayaa dhismihiisa waxaa naqasheeyey koox Jarmal ah oo ka socotey shirkada "KSP Juergen Engel" ee naqshadeynta
waxaana dhismihiisa ku baxday aduun gaaraya
1 billion oo dollar ....
Waxaa soo turjumay : Mohamed Ali
Macluumaat
07/09/2020
waxa uu Kamid yahay khudaarta aa saa si ga u ah dheefshiidka bani,aadamka
Waxtarka caafimaad ee Baamiyaha .
waxa uu yareeyaa dufanka dhiiga ee loo yaqaano iyo xeyrta fadhiisata jirka qeybihiisa kala duwan sida beerka ee loo yaqaan .
waxa uu uwanaagsanyahay dheefshiidka, calooshana wa uu jelciyaa ,mindhicirada waxa uu ka caawiyaa qashin saarka sido kale waxa uu ka hortagaa baabasiirka .
waxaa ka buuxa C kaaso ka hortaga inuu dhaawac gaaro unugyada jirka gaar ahaan xididada dhiiga
waxa kalo la aaminsanyahay in Uusan xiriir la Laheyn xanuunada kala goosyada ku dhaco laakiin waxaa la ogaaday inuu daawo u yahay xanuunada ku dhaco kala goosyada .
hooyada uurka leh
Hooyooyinka uurka leh waxaa loo qoraa daawo la yirahdo ama Acid taso ka caawiso koriimada uurjiifka ,kana hortagta inuu ku dhasho canuga cillad madaama ay jirka ku yaraato .
Sida awgeed Baamiyaha waxaa ka buuxa maadada ,waxaana Lagula taliyaa hooyooyinka uurka leh inay badsadaan baamiyaha si ay u helaan fitamiino ku filan una wanagsan korniinka uurjiifka
waxa uu uwanaagsanyahay arraga iyo caafimaadka maqaarka sababtuna waxa ku jira iyo maadooyinka sunta jirka ka saaro ee loo yaqaano kuwaaso ilaaliya caafimaadka maqaarka .
waxa uu qani ku yahay iyo Macdano muhiim u ah Wadnaha, waxa kamid ah macdantas
_ka oo awood u leh inay hoos u dhigto cadaadiska dhiiga ,waxayna ka hortagta xinjirowga halbowlaha ee loo yaqaano arteriosclerosis .
Imtixaanka Dugsiyada Sare
Jubaland: waxaa ka dhacday 4 qof
Galmudug: waxaa ka dhacday 37
Koonfur-galbeed: waxaa ka dhacday 440 qof
Hirshabeele : waxaa ka dhacday 163
Gonolka banaadir : waxaa ka dhacday 7873
Soomaaliya:8,500 oo arday oo dhigta dugsiga sare ayaa ku dhacay imtixaanka shahaadiga ee dowladda sannadkan 2020 ka.
Wasaaradda Waxbarashada ayaa sidaas sheegtay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Baydhabo