01/03/2026
تهنئ إدارة مؤسسة المنارة الأخ المتسابق بمناسبة إحرازه المركز الأول في المسابقة الوطنية للقرآن الكريم في دورتها الخامسة لعام 2026م.
وحقق إنجازا مميزا سابقا، حيث نال المركز الأول في مسابقة المنارة لحفظ القرآن الكريم وتجويده في دورتها الثانية لعام 2025م.
نسأل الله أن يبارك في علمه وجهده، وأن يفتح له أبواب المزيد من النجاح والارتقاء، وأن يجعله من أهل القرآن الذين هم أهله وخاصته.
02/02/2026
Tartankii Al-Manaara Sanadkaani Waa Uu Baaaqdey.
Waxaan Alle ka baryeynaa in uu naga dulqaado Culeyska jira.
اللهم اسقنا الغيث ولا تجعلنا من القانطين اللهم اسق عبادك وبهائمك وانشر رحمتك وأحيِ بلدك الميت
30/03/2025
𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢 𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡! ✨🌙
Dhammaan Muslimiinta , Ciid mubaarak, Ciid wanaagsan.
Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo cibaada, hana inagu gaarsiiyo sanado badan oo bash-bash iyo barwaaqo ah.
Sidoo kale Maamulaha Guud ee Mu'assasada Almanaara Maxbuub Siidow Abdullahi ayaa hambalyo gaar ah u diraya Ahlul Qur’aanka iyo Macallimiinta Qur’aanka.
Ciid Wanaagsan! 🎉
:+252618955933
01/03/2025
:
Mu'assasada Al-manaara Waxa ay Ogeysiinaysaa Dhamaan Dadwaynaha ku nool Magalaada Baydhabo in la bilaabi doono : ijaaza
📖 Riwayada Xafsa ama Duuri.
🏛 Goobta : Masjika Wayn Ee Baydhabo.
⌛️Taariikh: Maalinta Axada: 02/03/2025.
⏱️ Wakhtiga: 1:00 duhurnimo -5:00 galabnimo.
🚫 Tirada La qaadan doono: 10 qof kaliya.
✍️ Diiwaangalinta kalanxiriir :
252618955933 +252 61 2099933
⚠️ F.G: Tirada oo Xaddidan Awgeeda, Diiwaangelintu way Dhammaanaysaa Marka Tirada loo Baahan yahay ay Dhamaystiranto.
28/02/2025
نهنئ جميع المسلمين بحلول شهر رمضان المبارك ١٤٤٦هـ.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال .
ونسأل الله أن يوفقنا وإياكم للصيام والقيام وسائر الأعمال الصالحة.
*رمضان كريم وكل عام وأنتم بخير*🌹🌹