01/05/2026
Zamzam University of Science and Technology
Zamzam University of Science and Technology - Baidoa Campus
Zamzam University is a multicampus, teaching, learning, and research university in Somalia.
01/05/2026
Zamzam University of Science and Technology
Zamzam University of Science and Technology - Baidoa Campus
29/04/2026
Zamzam University of Science and Technology (ZUST) delegation, which is currently on an official visit to Türkiye, paid a courtesy visit to Yurtdışı Türkler ve Akraba Topluluklar Başkanlığı - YTB. The delegation was received by Vice-Chairman Murat Kazancı, where discussions focused on strengthening academic cooperation, scholarship opportunities, student mobility, and institutional partnerships between ZUST and Turkish higher education institutions.
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha jaamacadda dr. Mohamud Hassan oo booqasho shaqo oo rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa maanta booqday Hey'adda deeqda waxbarashada Dowlada Turkiga (YTB).
Wafdiga oo sidoo kale uu qeyb ka yahay guddoomiye ku xigeenka jaamacadda En.g Ahmed Osman Ali ayaa waxaa soo dhaweeyay guddoomiye ku xigeenka YTB, Murat Kazanci, iyaga oo ka wada hadlay qaababka loo xoojin karo iskaashiga waxbarashada, Deeqaha waxabarasho, iyo Is-dhaafsiga ardayda ee u dhaxeeya jaamacadda Zamzam iyo hay'adaha wabarashada sare ee dalka Turkiga.
28/04/2026
Zamzam University of Science and Technology
28/04/2026
Representing Zamzam University of Science and Technology, 𝗥𝗲𝗰𝘁𝗼𝗿, .Mohamud Hassan, & 𝗗𝗲𝗽𝘂𝘁𝘆 𝗥𝗲𝗰𝘁𝗼𝗿 Ahmed Osman Ali participated in the International Conference on Colonial Crimes organized by Ostim Teknik Üniversitesi. They highlighted the profound effects of colonial history on modern governance and called for deeper scholarly engagement with global justice and historical legacies.
27/04/2026
Jaamacadda Zamzam waxay ku dhawaaqaysaa inay si rasmi ah u soo xidhmay doorashadii Golaha Wakiillada Ardayda. Hoggaanka cusub ee ardayda ee la doortay ayaa kala ah:
Guddoomiye: Abdullahi Ibrahim Ali
Guddoomiye Ku-xigeen: Sumaya Hussein Dahir.
Maamulka iyo guud ahaan bahda Jaamacadda waxay u rajaynayaan hoggaanka cusub guul iyo horumar ay u horseedaan saaxiibadooda ardayda ah.
26/04/2026
𝗧𝗥𝗔𝗜𝗡𝗜𝗡𝗚 𝗣𝗥𝗢𝗚𝗥𝗔𝗠
𝗖𝗔𝗥𝗘𝗘𝗥 𝗔𝗡𝗗 𝗣𝗘𝗥𝗦𝗢𝗡𝗔𝗟 𝗗𝗘𝗩𝗘𝗟𝗢𝗣𝗠𝗘𝗡𝗧
Kuliyadda Ganacsiga iyo Maamulka ee Jaamacadda Zamzam waxay si guul leh u soo gebagebeysay barnaamij tababar oo heersare ah, kaas oo cinwaankiisu ahaa "Career and Personal Development."
Ujeedooyinka Guud ee Tababarka:
Tababarkan oo qayb ka ah dadaallada jaamacadda ee lagu dhisayo mustaqbalka ardayda, wuxuu xambaarsanaa qodoba muhiim ah
25/04/2026
Doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiillada Ardayda wey socotaa, iyadoo si habsami leh uga dhex socota hoolka doorashada.
25/04/2026
Doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku xigeenka Golaha Wakiillada Ardayda wey socotaa, iyadoo si habsami leh uga dhex socota hoolka doorashada.
25/04/2026
Doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiillada Ardayda ayaa si rasmi ah u bilaabatay, iyadoo ay si habsami leh u socoto.
25/04/2026
Musharaxiinta ayaa si rasmi ah u soo xaadiray hoolka doorashada, iyadoo ay hadda si buuxda u bilaabatay doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiillada Ardayda.
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Friday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |