Hadal jeedinta gudoomiyaha cusub mudo xileedka Ahmed Abdullahi Jeeg .
πππππ’π π ππ€π‘π«π’π¬π€π & ππ¨π«πππ₯π€π ππππ²
Naadigu waxa uu ka shaqeeyaa oo uu dhiirrigeliyaa waxbarashada, akhriska iyo qoraalka.
Kalmad dardaaran- Munaasabaddii xilwareejinta.
Abdalla Shariif gudoomiyihii 3aad iyo 4aad ee πππππ’π π ππ€π‘π«π’π¬π€π & ππ¨π«πππ₯π€π ππππ².
03/08/2026
Maamuus iyo mahad celin.
Ibraahim Yuunus Ibnu Siinaa, waxaa lagu maamuusay wax qabadkiisii iyo dedaalkii uu muujiyay mudadii uu joogay xafiiska maaliyada πππππ’π π.
Waxaan leennahay halkaa ka sii wad shaqadii naadiga aad u heysayππ.
.
.
.
Abdiweli Yacquub Mohamed Gudoomiyihii 1aad πππππ’π π ππ€π‘π«π’π¬π€π & ππ¨π«πππ₯π€π ππππ² .
.
.
Khudbada xilwareejinta gudoomiyaha xilka ka dagay Muh-thaar Hussein GΓΆb .
.
.
.
Balanteennu waa dhisida wacyiga bulshada ποΈ.
02/08/2026
1/8/2026-Baydhabo.
Galabnimadii shalay ayaa si nabdoon noogu qabsoontay munaasabadda xilwareejinta gudoonka πππππ’π π ππ€π‘π«π’π¬π€π & ππ¨π«πππ₯π€π ππππ² .
Madal ay goob joog ka ahaayeen Aas-aasayaashii Naadiga, dhamaan gudoomiyayaashii soo maamulay iyo saaxibada dhow ee Naadigu lahaa.
Gudoomiyaha xilka baneeyay Mudane Muh-thaar Hussein GΓΆb ayaa xilka ku wareejiyay gudoonka cusub Naadiga Ahmed Abdullahi Jeeg .
Ka naadi ahaan waxaan aad ugu faraxsannahay in madashaasi goob joog ka ahaayeen xubnihii ugu h**eeyey ee joogay aasaaska naadiga 2019.
gudoomiyihii 1aad naadiga Abdiweli Yacquub Mohamed, mid kamid ah Aas-aasayaashii Naadiga Mohamed Salad Ahmed , Abdalla Shariif oo labo mudo xileed gudoomiye ka soo noqdey naadiga iyo gudoomiyaha xilka ka degay Muhdaar oo isna labo mudo xileed soo maamulay.
Waxaan mahadsanid leennahay bahda akhriska & qoraalka deeganka iyo cidwalboo nagala shaqeysa marwalba hormarinta garaadka.
Balanteennu waa dhisida wacyiga bulshada ποΈ.
.
.
.
27/07/2026
Hambalyo iyo soo dhaweyn π.
Bahda πππππ’π π ππ€π‘π«π’π¬π€π & ππ¨π«πππ₯π€π ππππ² waxaa ay si weyn u soo dhaweynayaan gudoomiyaha 5aad ee Naadiga Akhriska & Qoraalka Baay, Mudane Ahmed Abdullahi Jeeg .
Waxaan Alle swt uga baryeynaa inuu masuuliyada cusub iyo howsha cusub illaahay u fududeeyo . Waxaan leennahay howlaha naadiga h**e usii wad, dhamaan xubnaha naadigana garabkaaga ayey noqon doonaan.
Mar kale Hambalyo gudoomiye ππ.
23/07/2026
23/7/2026- Baydhabo.
πππππ’π π ππ€π‘π«π’π¬π€π & ππ¨π«πππ₯π€π ππππ² ayaa ka qeyb galay kulan uu xilka kula wareegayey gudoomiyaha cusub ee Naadiga Akhriska iyo Qoraalka .
Waxaan ku faraxsannahay inaan goob joog u ahaanno iyada oo xilka ku kala wareegaya, dooranayana gudoomiye naadiyadii sanad ka hor dhisidooda aan talada iyo tacabka ku bixinnay.
Balanteennu waa dhisida wacyiga bulshada ποΈ
.
.
.
21/07/2026
21/7/2026-Baydhabo
Gudoomiyaha πππππ’π π ππ€π‘π«π’π¬π€π & ππ¨π«πππ₯π€π ππππ² ayaa shalay galab kala qeyb galay madal shahaadooyin lagu gudoonsiinayey xubnaha Milgo Reading And Writing Club .
Tababarkaan oo lagu baranaayey iyo . Waxaa soo agaasintay University of Southern Somalia .
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Baay waxaa uu amaan iyo bogaadin siinayaa cid walboo ka qeyb qaadata howlaha lagu hormarinayo Akhriska iyo Qoraalka.
Sidoo kale waxaan hambalyo leennahay dhamaan xubnaha dhameystay tababarkaan, waxaan ka rajeynaynaa in bulshadoodu ku celiyaan cilmiga ay barteen.
Balanteennu waa dhisida wacyiga bulshada ποΈ
.
.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Baydhabo