01/06/2026
Ciyaarta Final-ka berri ee Baidoa pss Cup yaad u rajeynaysaa guusha 10C Vs 10B, Sidoo kale waxaa jira abaalmarino kuwaas oo kala ah:
1. Gool dhalinta
2. Ciyaaryahanka ugu fiican
3. Gool-hayaha ugu fiican
fikirkaaga nala wadaag yaa u qalma ood u rajeynaysaa Abaalmarinadaas.
30/05/2026
Jadwalka Imtixaanka 4aad ee dugsiga Hoose iyo Dhexe oo berri bilaaban rabo.
30/05/2026
Imtixaankii Galabtan lagu balansanaa dib ayaa loo dhigay beri ayuuna dib u bilaaban doo insha allah.
29/05/2026
Xusuusin 🔊
Dhammaan ardada Dugsiga Baidoa primary and secondary school waxaa la xasuusinayaa in Imtixaanka Naqliga ah ee Dugsiga Hoose iyo Dhexe ( Fasalada 1aad ilaa 8aad ) uu bilaaban dooono maalinta Beri ee Sabtiga ah taariikhduna ku beegan tahay 30 May 2026, waxayna gali doonaan Gelinka dambe, sida caadada ahayd.
Sidoo kale Fasalada Dugsiga sare imtixaankiisa wuxuu bilaaban doonaa Maalinta Arbacada soo socota Taariikhduna ay tahay 03 Juun 2026. Inta ka horeysa duruustooda si toos ah ayey u socon doontaaa.
Mahadsanidiin
عيد مبارك كل عام وانتم بخير.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال 🤲
24/05/2026
Xafladda Xiritaanka Barnaamijka Taabuurka fasalka 12aad ee Dugsiga Baidoa primary and secondary school Class of 2026.
Coming soon insha Allah.
23/05/2026
Photo- group: dufcaddii 15aad ee dugsiga Baidoa primary and secondary school sanad dugsiyeedka 2025-2026.
17/05/2026
Shaacinta waqtiga gelitaanka imtixaanka naqliga ah ee Dugsiga Baydhabo.
Sidoo kale waxaa dhawaan lasoo saari doonaa Jadwalka imtixaanka.
05/05/2026
Ogaahing.
Dhamaang kutaabté Dugsigé Baidoa primary and secondary school waliba lé ogaahiyeey ini luku bilaaawé maalénté bari oo Arbaa eté Taariikh 06 May 2026 usé Iskoolké fasax eyi, walibané dib lahan nagèdé doone maalinté Isniinté e Taariikh 11 May 2026.
Mahadsénting.
31/03/2026
Tartanka kubadda cagta ee iskuulka Baydhabo, Kulankii maanta baaqday waxaa la ciyaari doonaa Berri oo Arbaco ah ayna ciyaari doonaan fasalada 10C vs 9B.
Nasiib wacan.
31/03/2026
Wargelin
Dhammaan ardada Dugsiga Baidoa primary and secondary school waxaa lagu wargelinayaa in maalinta Beri oo Arbacada ah taariikhduna ay tahay 1 April 2026 dib loo furi doono Iskuulka duruustuna si rasmi ah u bilaaban doonto, haddaba dhammaan ardada waxaa lagu adkaynayaaa inay soo xaadiraan maadaama uu soo dhawaaday imtixaankii 3aad ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Mahadsanidiin.