22/06/2020
Ogaysiis ogaysiis ogaysiis
waxa la ogaysineya
Ardada jecel wax barashada
In machadka Al-khaliij uu bilaabey
Course jimco iyo khamiis lacag la'aan ah;
Waxaa ka mid ah.
management
(human resources management)
Contact :612446646/618759071
19/05/2020
Wax barta aan barwaaqo gaarnee
Wax barasho tayo leh
to Al-khaliij
09/04/2020
Raiiselwasaaraha UK Boris Johnson ayaa caawa laga raray daryeel culus oo dib loogu celiyay qaybta isbitaalka, halkaas oo uu ku heli doono kormeer dhow inta lagu gudajiyo wajiga h**e ee soo kabashadiisa. # COVID19
09/04/2020
Wariye mohamed faranca waad mahad santahay
______________________________________
Wareysi Gaar ah Gadoomiyaha Ururka Al Huda Boys Abdi Fatax Rufaci Abubakar oo ah Urur u qaabilsan Arimaha Wacdi iyo Waano, Goordhow Muuqaalka Filo
02/04/2020
Waa maxay dhacdada maanta ?
31/12/2018
Asc asxaapey inta jecel wax barashada maalimeed ka faaidaysata fursada deg ee saaka idin heya jamalu Adiin binu rufaci 23 qaacido xisaab ah waxa ka sii muhiim san waad arkidontan
SII SHERRI GAREEY PAGE KAAN PLZ
28/12/2018
Asc asxaapey waxa hadiyad ahan ujaclahay in aan idin la wadaago hadalada muhiim ka u ah qofka bini aadmka nolashiisa
28/12/2018
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته صباح الخير على اصدقاء