South West State of Somalia University

South West State of Somalia University

Share

South West Sate Somalia University is public university that provides both graduate and post graduate program

South West Sate of Somalia University is public university that provides both graduate and post graduate programs

23/09/2025

Daraasaadka Jaamacada ayaa bilaabmi doono Maalinta Khamiis ta (September 25, 2025).

0611389924
0611389929

Deeq waxbarasho/Full Scholarship Admission Form 09/09/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH,
Dhamaan ardeyda Soomaaliyeed waxaa loo soo bandhigayaa Deeqda Waxbarasho Jaamacadda koonfur Galbeed Soomaaliya.
Wixii faahfaahin kala xiriir: 61 1389929 ama 0611389924 / 0618458322

Deeq waxbarasho/Full Scholarship Admission Form Codsiga Deeqda Waxbarasho Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya

Photos from South West State of Somalia University's post 02/09/2025

Ardeyda Jaamacada Koonfur Galbeed ee sanadka 2aad oo bilaabey baraatikada Handasada Madaniga ah kaas kaas oo ay ku qaadanayan dhismooyin kala duwan.

Field Practical for Civil Engineering Students at South West State Of Somalia University.

Wixii faahfaahin ah oo xogta Jaamacada kala xiriir.
Tell: 0611389929 / 0611389924 /0628458322

01/09/2025

Deeq Waxbarasho (Full Scholarship)
Codso deeqda waxbarahsda Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya
Isdiiwaangelinta wey furantahay
Booqo Xaruunta Jaamacadda Kasoo horjeedka Luga baxsi agagaarka Haldoor Hotel
Tell: 0611389929 / 0611389924

24/08/2025

Hambalyo dhamaan Ardeyda ku guuleysatey Imtixaanka Dugsiga Sare Dalka.

11/07/2025

Free Course
Secondary Graduates Programs
1. General English Cousrse
2. Academic Selection Seminar
3. Transition into University Context

Course Duration 1 Month
Campus Near Luga bahsi Area
Contacts
0611389924
0611389929
Email. [email protected]

18/06/2025

Final Exam

Waxaaa berito oo ay taarikhdu tahay 18 Juun 2025 bilaaban doono Imtixaanka k**a dambeyka Simistarka ee Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Final Examinations for South West State Of Somalia will Start on June 18, 2025.



22/04/2025

Waxaaa berito oo ay taarikhdu tahay 23 April 2025 bilaaban doono Imtixaanka dhexe ee Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Mid Term Examinations for South West State Of Somalia will Start on April 23, 2025.



24/01/2025

Waxaaa berito oo ay taarikhdu tahay 24 Janaayo 2025 bilaaban doono Imtixaanka Finalka ah ee Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Final Exam for South West State Of Somalia will Start on January 24, 2025.



Deeq waxbarasho/Full Scholarship Admission Form 08/10/2024

Deeq Waxbarsho
Codso deeqda waxbarahsda Jaamacada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya
Isdiiwaangelinta wey furantahay
Booqo Xaruunta Jaamacadda Kasoo horjeedka Saldhig Bari
Tell: 0611389929 / 0611389924

Deeq waxbarasho/Full Scholarship Admission Form Codsiga Deeqda Waxbarasho Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Baidoa-Somalia
Baydhabo