Midowga ardada school Baidoa-PSS

Midowga ardada school Baidoa-PSS

Share

Boggan waxaan so gelin doonaa dhamaan dhacdoyinka ku saabsan school Baidoa sida tartan cilmiyedka, ciyaaraha iyo xafladaha.

20/11/2025

M𝐚𝐚π₯𝐒𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚π₯𝐒𝐧𝐀𝐚 π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐞𝐞𝐝 𝟐𝟏ka ππ¨π―πžπ¦π›πžπ«
Maanta waxaa ay ku asteysan tahay M𝐚𝐚π₯𝐒𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚π₯𝐒𝐦𝐒𝐒𝐧𝐭𝐚 π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐞𝐞𝐝, munaasabadaas weyn awgeed waxaa halkaan ugu hambalyeyneynaa dhamaan macalimiinta soomaliyeed gaar ahaan macalimiintena school Baidoa meel walba oo ay joogaan waxanu leenahay hambalyo, hambalyo, hambalyo, runtii abaal weyn ayaad naga mudantihiin lknse ma gudi karno, rabbi ha idinka abaal mariyo dadaalka dheer ee aad noola diyaar tihiin mar walba.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo!!!

"Mudnaan macalin baa leh" πŸ‘¨β€πŸ«

23/08/2025

Waxan u rajaynaynaa guul lagu farxo dhamaan ardada soomaliyeed ee suganaya natiijada imtixanka shahaadiga ah ee Form 4 ee ka aflaxday sanad dugsiyeedkii laso dhafay ee 2024-2025.

Waxaan idin lenahy hela natiijo aad ku faraxdiin inshallah πŸŽ“πŸ‘©β€πŸŽ“

26/06/2025

Hambalyo!πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo!πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo!πŸ‡ΈπŸ‡΄
Hambalyo Dhammaan umadda soomaaliyeed maalinta xoriyada 26-ka June, waa 65-sano guuradii kasoo wareegatay maalintii ugu horreysay ee calan soomaaliyeed laga taago dhulkeena oo ku beegan 26-ka June maanta oo kale 65 sano ka hor.

31/05/2025

Maalmihii wacnaa way so socdaanβ˜˜οΈπŸ”œ

30/05/2025

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, waxa ay halkan ku shaacineysaa jadwalka lagu gali doono Imtixaanka Qaranka, Sannad dugsiyeedka 2024/25.

Abdiaziz Wali

30/05/2025

Ψ¬Ω…ΨΉΩ‡ Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±Ωƒ πŸ₯°πŸ“Ώ
Fadliga ay leeyihin malmahan aan ku dhexjirno oo tobanka ah inago aan eegayno aan ka faa’ideysano oo aan badindo, tasbiixa, tahliisha, taxmiida, iyo ducoyinkaba.

Maanta oo maalin jumco ay tahay kana mid ah maalmahas fadliga badan aan badino saliga nabiga S.C.W

27/05/2025

Midowga ardada school Baidoa-PSS wuxuu Hambalyo, bogaadin, duco iyo marxabeynba u diraya dhamaan ardada soomaliyeed si gaar ah ardada School Baidoa ee dhamaystey safarkoodii waxbarasho ee Dugsiga Sare ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.

Runtii waxad soo muujiseen ad-adeg badan, dadaal badan iyo u adkeysiga duruufihii adkaa ee idin so maray, dadaalkas wuxu idin horseeday intad ku guda jirteen safarkiinan waxbarasho in aad baraten khibrado iyo xirfado la xiriira nolosha.

Waxaan idin rajaynayna guul iyo hormar iyo in uu Allah idin fudediyo oo nabad iyo guul ku dhamaysatan inta idin dhiman oo imtixanka ah, nolosha oo dhan ayaba imtixan iyo waxbarasho ah ee.

Hambalyo once More, Kudos to you! πŸ‘ πŸŽ“πŸ’

Photos from Baidoa primary and secondary school's post 22/05/2025

Baidoa primary and secondary school

Photos from Midowga ardada school Baidoa-PSS's post 07/05/2025

Safarka waxbarashada ee ardaygu wuxuu ku suntanyahay gaarista yoolal iyo ahdaaf waaweyn oo mustaqbalka ah, safarkas wuxuu u bahanyhy adkeysi, joogtayn, sabar iyo dhabar adeeg....πŸ–‹πŸ“•πŸ“–
Gabaygii AUN Abwaan Hadrawi wuxuu ahaa;
"Qalinkaa wax suureeya
Kugu sima halkaad doonto
Saaxiib kalfuran weeyi
Sunto faro ku hayntiisa
Weligaa ha sii dayn"

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Boonow Road
Baydhabo