Baidoa International University

Baidoa International University

Share

The main drive of founding is to cover the higher educational needs in the region.

BIU is a Not-For-Profit and private institution located in Baidoa, Somalia that was officially established in 2015 by a group of Somali scholars and Intellectuals. Baidoa International University is Not-For-Profit and private institution located in Baidoa that provided higher education and research services. The university has improved the quality of higher education in
this region and has reduce

Photos from Midowga Ardada Jaamacadda BIU's post 19/06/2026
18/06/2026

Xafladda Caleema-saarka Gudoonka Midowga Ardada Jaamacadda BIU

Photos from Baidoa International University's post 18/06/2026

Sawiro: ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—น-๐—”๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ (๐—ฆ๐˜๐˜‚๐—ฑ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€' ๐—œ๐—ป๐—ป๐—ผ๐˜ƒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฒ)
Ardayda Semester-ka ๐Ÿฒ-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee Kuliyadda ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ qaybteeda ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† ayaa soo bandhigi doonaa ๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฐ (๐—ฝ๐—ฟ๐—ผ๐—ท๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐˜€) tignoolajiyadeed ee ay si hufan usoo diyaariyeen, kuwaas oo si gaar ah loogu dhisay ama loogu diyaariyey luuqadda ee ๐—๐—”๐—ฉ๐—”.

Baidoa International University

18/06/2026

๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—น-๐—”๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ (๐—ฆ๐˜๐˜‚๐—ฑ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€' ๐—œ๐—ป๐—ป๐—ผ๐˜ƒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฒ)

Ardayda Semester-ka ๐Ÿฒ-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee Kuliyadda ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ qaybteeda ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† ayaa soo bandhigi doonaa ๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฐ (๐—ฝ๐—ฟ๐—ผ๐—ท๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐˜€) tignoolajiyadeed ee ay si hufan usoo diyaariyeen, kuwaas oo si gaar ah loogu dhisay ama loogu diyaariyey luuqadda ee ๐—๐—”๐—ฉ๐—”.

Baidoa International University

16/06/2026

Aqoonโ€‘Kororsi: ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—”๐—ป๐—ฎ๐—น๐˜†๐˜€๐—ถ๐˜€ & ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ฝ๐—ฟ๐—ฒ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
Jaamacadda Caalamiga ah ee Baidoa International University waxay ku dhawaaqaysaa in la qabanayo ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ปโ€‘๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ถ muhiim ah oo cinwaankiisu yahay โ€œ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—”๐—ป๐—ฎ๐—น๐˜†๐˜€๐—ถ๐˜€ & ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ฝ๐—ฟ๐—ฒ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ปโ€.

Seminarkan wuxuu diiradda saaraya kobcinta fahamka warbixinnada maaliyadeed, falanqaynta xogta xisaabaadka, iyo sida loo isticmaalo natiijooyinka falanqaynta si loo gaaro goโ€™aanno maamul oo hufan.

Waxa uu fursad gaar ah u yahay ardayda, iyo dhammaan dadka xiiseynaya maamulka maaliyadda iyo xisaabaadka, si ay u helaan aqoon dheeri ah oo ku saabsan akhrinta, qiimeynta, iyo fasiraadda warbixinaha maaliyadeed.

๐—•๐—œ๐—จ waxay sii wadaysaa dadaalka ay ugu jirto tayeynta waxbarashada iyo kordhinta xirfadaha ardayda si loo dhiso jiil aqoon iyo hufnaan leh.

14/06/2026

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Bahwaynta Jaamacadda Baidoa International University waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii ka geeriyootey ๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ๐˜„ ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป ๐—œ๐˜€๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ oo kamid ahayd Ardeyda ka aflaxdey jaamacadda.

Marxuumadda waxaan Alle uga baryaynaa in uu janaddii firdowsa ka waraabiyo, eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Aaamin! Aaamin!

BIU Alumni association
Baidoa International University
BIU Buur Hakaba
Midowga Ardada Jaamacadda BIU

08/06/2026

Aqoonโ€‘Kororsi: ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—”๐—ป๐—ฎ๐—น๐˜†๐˜€๐—ถ๐˜€ & ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ฝ๐—ฟ๐—ฒ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป

Jaamacadda Caalamiga ah ee Baidoa International University waxay ku dhawaaqaysaa in la qabanayo ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ปโ€‘๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ถ muhiim ah oo cinwaankiisu yahay โ€œ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—”๐—ป๐—ฎ๐—น๐˜†๐˜€๐—ถ๐˜€ & ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ฝ๐—ฟ๐—ฒ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ปโ€.

Seminarkan wuxuu diiradda saaraya kobcinta fahamka warbixinnada maaliyadeed, falanqaynta xogta xisaabaadka, iyo sida loo isticmaalo natiijooyinka falanqaynta si loo gaaro goโ€™aanno maamul oo hufan.

Waxa uu fursad gaar ah u yahay ardayda, iyo dhammaan dadka xiiseynaya maamulka maaliyadda iyo xisaabaadka, si ay u helaan aqoon dheeri ah oo ku saabsan akhrinta, qiimeynta, iyo fasiraadda warbixinaha maaliyadeed.

๐—•๐—œ๐—จ waxay sii wadaysaa dadaalka ay ugu jirto tayeynta waxbarashada iyo kordhinta xirfadaha ardayda si loo dhiso jiil aqoon iyo hufnaan leh.

26/05/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น-๐—”๐—ฑ๐—ต๐—ฎ

Waxaan dhammaan umadda ๐—œ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต, si gaar ahna Bulshada ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ, ugu hambalyeynayaa farxadda๐—บ๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น-๐—”๐—ฑ๐—ต๐—ฎ.

ูƒูู„ูู‘ ุนูŽุงู…ู ูˆูŽุฃูŽู†ู’ุชูู…ู’ ุจูุฎูŽูŠู’ุฑู
๐‘ช๐’Š๐’Š๐’… ๐‘ด๐’–๐’ƒ๐’‚๐’“๐’‚๐’Œ

Baidoa International University
BIU Buur Hakaba

fans

Photos from Baidoa International University's post 26/05/2026

๐—จ๐˜€๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—พ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ธ๐˜‚๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฎ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ
๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ 5๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ

Maamulka Jaamacadda ayaa maanta bilaabay maalinta koowaad ee usbuuca booqashada iskuullada magaalada Baydhabo, iyagoo kulamo dhiirigelin ah la qaatay ardayda๐—ณ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 12โ€‘๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee sanadkan u fariisanaya imtixaanka dhexe ee dowladda.

Intii ay booqashadu socotay, maamulka jaamacaddu waxay ardayda la wadaageen:
- Dardaaran ku saabsan muhiimadda dadaalka
- Talooyin ku saabsan diyaar garowga imtixaanka
- Dhiirogelin kor u qaadaysa kalsoonida ardayda

๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ iyo ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ayaa si diirran u soo dhaweeyay maamulka jaamacadda, iyagoo muujiyay ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—พ ku aaddan booqashada iyo taageerada joogtada ah ee jaamacaddu u fidiso ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.

Jaamacadda ayaa lagu bogaadiyay garab istaagga ay u sameyso ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜†๐—ฎ๐—ฟ, taas oo ka tarjumaysa kaalinta ay ku leedahay horumarinta waxbarashada iyo dhiirigelinta jiilka cusub ee ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ.

Baidoa International University

19/03/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค
Dhamaan muslimiinta Waxaan ugu hambalyeyneynaa Gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed Farxadda Munaasabadda Ciidul-fidriga.

Baidoa International University

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Berdale Village, Baidoa
Baydhabo
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:30
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:30
Thursday 08:00 - 17:30
Friday 08:00 - 17:30
Saturday 08:00 - 17:30
Sunday 08:00 - 17:30