Sahal Modern Institute

Sahal Modern Institute

Share

Education is the key to success. come and join to our college. welcome with open hands

15/12/2023

Ogeysiis muhiim ah
Sahal Modern Institute
Waxa laga bilaabi doonnaa course Nutrition ah
Course kaas waxa uu socon doonaa muddo gaaban

09/07/2022

Ciid mubaarak
Dhammaan umadda muslimiinta meel walba aad joogtaan

01/05/2022

Ciid mubaarak ciid wannaagsan
Dhammaan maamulka iyo macallimiinta machadka Baidoa Professional college (BPC) waxa ay farxadda ciidda lawadaagayaan dhammaan ummadda muslimiinta meelkasta ay joogaan , waxaana leenahay ciiddan ciideed alle nabad hanagu gaarsiiyo.

30/11/2021

Professor Dhalxa oo kahadlaya muhiimadda wax barashada, dhageysi wanaagsan. Share # like # comment # mahadsanidiin

21/11/2021

HAMBALYO hambalyo maamulka iyo macallimiinta Baidoa Professional College (BPC) waxaa ay hambalyo udirayaan dhammaan macallimiinta meel walba ay joogaan , waxaa ay na leeyihiin alle cimri dheer iyo caafimaad ha idiin siiyo.
hambalyo hambalyo

Photos from Sahal Modern Institute's post 19/11/2021

Maamulka iyo macallimiinta machadka Baidoa Professional College (BPC ) waxaa ay hambalyo udirayaan dhammaan ardada , macallimiinta iyo maamulka jaamacadda Baidoa international university. Waxaan leenahay ardada cilmiga aad barateen alle ha idinka dhigo kii aad ugu adeegtaan dadkiina iyo dalkiina , maamulka iyo macallimiinta jaamacadda Baidoa international university waxaan leenahay waad kumahad santihiin aqoonyahanada aad usoo saarteen dadkiina lyo dalkiina waa wax la idinka sugaayey .hambalyo

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Baydhabo