04/02/2026
ATLAS School
ATLAS SCHOOL OF SCIENCE & TECHNOLOGY KNOWN FOR HIGH QUALITY EDUCATION IN TWENTY FIRST CENTURY THAT IS WHY IT SERVES UNCOUNTABLE COMMUNITY MEMBERS.
commited success
04/02/2026
19/12/2024
19/12/2024
Read more to get more
21/09/2024
Ka faa iideysi wacan
19/07/2024
The format of research proposal
19/03/2024
It will help you.
19/03/2024
Ka faaiideysi wacan.
Waxaa ogeysiineynaa dhamaan bahda jecel waxbarashada, in aan bilaabi doono language courses sida:
1. English reading, Writing, listening & Speaking.
2. Kiswahili reading, Writing, listening & Speaking.
3. Arabic reading, Writing, listening & Speaking.
kuwaas oo laguugu bari doono mudo lix bilood ah Waxaa si toos ah loo imaan doonaa xarunta Schoolka oo ku taala agagaarka Kaalimaha Shidaalka ee Onodka. Wixii faahfaahin dheeri ah kala xiriir: 0612405108/0622405108.
FG: Tirada laqaadanaayo wey xadidantahay fadlan horey ugaar yaan lagaa buuxinin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Wadada 30ka
Baydhabo
SOM-BAY