Kamil International University

Call Directions

Kamil International University Empower Minds& Ignite Potentials

13/10/2026

Gudoomiyaha Ardada KIU

πŸ“šβ˜•πŸ€Ž BUN IYO BUUGG | AKHRIS WADAAG πŸ€Žβ˜•πŸ“–βœ¨ Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Jaamacadda Caalamiga ah ee Kamil ayaa galabta qabta...
11/10/2026

πŸ“šβ˜•πŸ€Ž BUN IYO BUUGG | AKHRIS WADAAG πŸ€Žβ˜•

πŸ“–βœ¨ Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Jaamacadda Caalamiga ah ee Kamil ayaa galabta qabtay kulan akhris-wadaag ah oo loogu magac daray β€œ .” β˜•πŸ“š

πŸ§‘β€πŸŽ“πŸ“– Kulanka waxaa ka soo qaybgalay bahda akhriska iyo qoraalka, xubnaha naadiga iyo ardayda jaamacadda, kuwaas oo si wadajir ah waqti ugu qaatay akhriska buugaagta iyo is-dhaafsiga aqoonta iyo fikradaha. πŸ’‘πŸ€

πŸŒ±πŸ“š Ujeeddada kulanka ayaa ahayd dhiirrigelinta akhriska, kobcinta aqoonta iyo xoojinta xiriirka dadka xiiseeya buugaagta, iyadoo la abuurayo jawi ay akhriska iyo wadaagista aqoontu door muuqda ku leeyihiin. 🧠✨

β˜•πŸ“– Bun iyo Buugg β€” halka bunka iyo buuggu ku kulmaan, aqoontuna ku kobocdo! 🀎🌿

πŸ“šβ˜•πŸ“βœ¨πŸŽ“πŸ€πŸ’‘







πŸ“šβ˜•

04/10/2026

Family KIU

03/10/2026

Jaamacadda Caalamiga ah ee Kamil (KIU) waxay si wanaagsan oo diirran u soo dhaweysay dhammaan ardayda cusub ee sanad-dugsiyeedka 2026/2027, kuwaas oo bilaabay safarkooda waxbarasho ee jaamacadeed.

Soo dhaweyntan waxay ahayd bilow cusub oo muhiim ah, iyadoo ardayda lagu dhiirrigeliyey inay si wanaagsan uga faa’iideystaan fursadaha waxbarasho, aqoontooda horumariyaan, una diyaar garoobaan mustaqbal ifaya.



SOO DHAWAADA ARDAYDA CUSUBFarxad weyn ayay noo tahay inaan si diirran u soo dhaweyno dhammaan ardayda cusub ee sanad-dug...
03/10/2026

SOO DHAWAADA ARDAYDA CUSUB

Farxad weyn ayay noo tahay inaan si diirran u soo dhaweyno dhammaan ardayda cusub ee sanad-dugsiyeedka 2025–2026 soo dhammeystay dugsiga sare, kuna soo biiray Jaamacadda Caalamiga ah ee Kamil (KIU). 🌟

πŸ“š Maanta waxaad qaaday tallaabo muhiim ah oo ku aaddan dhisidda mustaqbalkaaga.

Jaamacaddu waa goobta aqoonta lagu kobciyo, kartida lagu horumariyo, himilooyinkana loogu beddelo guul iyo horumar.

Waxaan idiin rajaynaynaa sanad waxbarasho oo nabad, aqoon, dadaal, horumar iyo guulo waaweyn ay ka buuxaan. 🀲✨

Bahda Kamil International University waxay idiin rajaynaysaa soo-dhaweyn diirran, bilow wanaagsan iyo waayo-aragnimo waxbarasho oo qiimo leh. πŸ’™πŸŽ“

✨ Mustaqbalkaaga maanta ayuu ka bilaabmaa.

Kamil International University (KIU)
Empower Minds and Ignite Potentials. πŸŽ“πŸ’™


#2026-2027

24/09/2026

Heshiis hordhac ah Jaamcadda Mogadishu

πŸŽ‰ HAMBALYO IYO BOGAADIN! πŸŽ‰Waxaan si diirran ugu hambalyeynaynaa Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Xasan, oo loo magacaabay Madaxa...
23/09/2026

πŸŽ‰ HAMBALYO IYO BOGAADIN! πŸŽ‰

Waxaan si diirran ugu hambalyeynaynaa Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Xasan, oo loo magacaabay Madaxa Xarunta Cilmi-baarista iyo Hal-abuurka Waxbarashada (Head of Academic and Research Innovation Hub) ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Kamil (KIU).

Maamulka iyo dhammaan bahda Jaamacadda waxay u rajeynayaan guul, horumar iyo miro-dhal xilka cusub ee loo igmaday.

🀲 Alle ha ku garab galo mas’uuliyadda cusub. Hambalyo Dr. Cabdiraxmaan!



22/09/2026

Shahaado Sharaf aan gudoonsiinay Bahda NOVA

19/09/2026

Back to University

14/09/2026

MARTIQAAD

🩺 Kulan Soo-dhaweyn & Dhiirrigelin

Ardayda MBBS – Semistarada Cusub
Jaamacadda Caalamiga ah ee Kamil (KIU)


Address

Near To Caalami
Baydhabo

Telephone

+252770333234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kamil International University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share