QAAR KA MID AH DARDAARANKII MAAMULAHA RAINBOW PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL
MR MUSDAF ABDIRAHMAN.
Rainbow Primary and Secondary School - Baidoa
Rainbow Primary and Secondary School is a place where we help learners maximize their God given potentials to fit in a dynamic and changing world.
13/12/2025
Godoomisada cusub ee Rainbow primary and secondary school.
NASTEHA ABDULLAHI ADAM.
13/12/2025
Godoomiyaha cusub ee Rainbow primary and secondary school
Mr ABDIWAHAB YUNIS IBRAHIM
13/12/2025
MAANTA OO TAARIIKHDU AHAYD 13/12/2025.
WAXAA NOO QAMBSOONTEY XAFLAD AAD U BALAARAN TAAS OO AY KA SOO QAYB GALEEN MARTI KALA DUWAN OO UU KAMID YAHAY GODOOMIYA ARDEYDA GUUD EE SCHOOLADA BAYDHABO GODOOMIYE ABDIAZIZ NOOR MOHAMED
XAFLADA WAXAA LAGU CALEEMA SAAREY GODOOMIYA IYO GODOOMISADA CUSUB EE SCHOOLKA RAINBOW PRIMARY AND SECONDARY, IYO XILWAREEJINTII GODOOMIYIHII H**E IYO GODOOMISADII H**E EE SCHOOL KA AYDRUS IYO RAHIMA.
GODOOMIYA CUSUB EE SCHOOLKA RAINBOW WAXAA LOO CALEEMA SAAREY ABDIWAHAB YUNIS IBRAHIM, SIDOO KALE WAXAA LA CALEEMA SAAREY GODOOMISADA SCHOOL KA NASTEHA ABDULLAHI ADAM.
.
EE RAINBOW PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL.
RAINBOW WAXAA KUUGU DIYAAR AH MACLIMIIN DA’YAR OO TABABARAN WAX BARIDA IYO BARBAARINTA UBADKA IYO WAX WALBA OO KA SAACIDAYA WAX BARASHADOODA MAQAL IYO MUUQAAL.
21/11/2025
Today, 21st November, is a remarkable day for all teachers across our beloved country.
As the Principal of Rainbow Primary and Secondary School, I would like to take this special opportunity to congratulate every teacher in the nation — and especially those who have served our school from the very first day until now.
Your dedication, patience, and commitment have shaped the minds and futures of our children. The knowledge you share, the guidance you give, and the values you instill are building the next generation of leaders. Truly, one day is not enough to appreciate the work you do, but you deserve to be remembered in our hearts every day.
May the Almighty reward you abundantly.
Teachers are the true heroes behind every developed nation, and your impact will live on for generations.
Happy Teachers’ Day to all our respected educators!
RAINBOW PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL.
HORYAALKA SCHOOLADA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA🥇
Ogeysiis Fasax!
Macallimiinta, Waalidiinta iyo Ardayda Dugsiga Rainbow ee qaaliga ah,
waxaa la idin ogeysiinayaa in Isniinta, 3-da Nofeembar oo ku beegan Maalinta berito ah, loo asteeyay maalin fasax qaran oo loogu talagalay Robdoon.
Dugsigu wuu xirnaan doonaa maalinta beri ah waxaana casharradu dib u billaaban doonaan Salaasada, 4-ta Nofeembar.
Wixii faafahin dheeri ah kala soco.
Nambarada hoos kaage muuqda.
0612116676
04368608
Mahadsanidiin,
Maamulka Dugsiga
Dugsiga Rainbow
29/10/2025
.
TARTAN AQOONEEDKI MAANTA U DHAXEEYEY
. Iyo F2A.
HORYAALKA SCHOOLADA.
TARTANKII MAANTA U DHAXEEYEY
. iyo. .
WUXUU KU SOO IDLAADEY BARBARO.
&SECONDARY_SCHOOL
MID KA MID AH CHALLENGES KII MAANTA LOO QABTEY ARDEYDA SCHOOLKA
AND OUT CHALLENGE WAXAA KU GUULEYSTEY Mohamed mahmud mohamed
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Baydhabo Road, Luga Baxsi
Baydhabo
1978
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |