Dugsiga Hoose/Dhexe ee Koonfur Galbeed

Dugsiga Hoose/Dhexe ee Koonfur Galbeed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Hoose/Dhexe ee Koonfur Galbeed, School, Baidao, Baydhabo.

20/09/2019

OGEYSIIS MUHIIH AH

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay ku war gelinaysaa dhammaan waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho lacag la'aan ah oo tayadeeda sareyso in wasaaraddu ay bilaabi doonto diiwaan gelinta ardayda dugsiga hoose dhexe sare ee KOONFUR GALBEED EX MACMUUR oo ku yaallo xaafadda ADC ee degmada Baydhabo.

Iskuulka oo ah iskuul hoos imaado wasaaradda waxbarashada ee Koonfur Galbeed ayaa waxa uu noqon doonnaa mid ay ka faaideystaan ardayda tabaaleysan, agoonta, dadka kasoo laabtay xerooyinka dadka Kenya, barakacayaasha iyo cid kastoo u baahan waxbarasho lacag la'aan ah oo tayadeedu ay aad u sareyso.

Haddaba is qoristu waxa ay ka bilaaban doontaa maalinta sabtida ah oo nagu soo foodda leh taariikhduna ay ku beegantahay 21ka bisha Sept. 2019 ee horey u gaar.

WAX BARTA AAN BARWAAQO GAARNEE

Want your school to be the top-listed School/college in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baidao
Baydhabo